X

Muuse Biixi oo weriyeyaasha ka mamnuucay xarunta barlamaanka

Muuse Biixi oo cabudhin xooga ku haya dadka hoostaga maamulkiisa ayaa hadda xarunta barlamaanka oo aan markii horeba shaqayn ka mamnuucay in weriyeyaashu galaan. Talaabadan ayaa lagu macneeyay mid uu ku cabudhunayo xoriyada weriyeyaasha.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.