X

Odayo reer Awdala oo Siilaanyo ka jaray mishaharkii oo hadlay kana digey muddo kordhin+MUUQAAL

Boorama–Odayo reer Awdala ayaa Boorama shir jaraaid ku qabtey kana digey in muddo kordhin loo sameeyo Siilaanyo oo hawlgaba. Jufada Siilaanyo ayaanan qarin in ay rabaan in xilka loo kordhiyo laba sano iyagoo ku doodaya in ayna mardambe ku soo noqoneyn. Odayadan ayaa Siilaanyo ka jaray mishaharkii hadana waxay leeyihiin looma kordhin karo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.