X

Qoxootiga Somalida ee ka yimi Yaman oo dhaqankii carabta si fiican u qaaday iyo afxidhnaan+SAWIRO

Boosaaso–Qoxootiga Somalida ee soo galay Puntland oo mudooyin ku noolaa Yaman ayaa lagu soo dhaweeyay dhulkooda hooyo halkaa oo Qaramada midoobey iyo maamulka Puntland ay iska xilsaareen waxaswe indhahaaga ku dhacaya dhaqanka carabta oo ay si fiican ula soo guureen. Haweenka Somalida ayaa afku u xiran yahay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.