November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ogeysiis ku socda jaaliyada reer Edmonton, Alberta (Canada) oo ku saabsan gurmadka abaaraha

Ololaha Gargaarka Abaaraha Awadal,
Dhamaan dadka degan magaalada Edmonton iyo guud Ahaan Alberta waxa la ogaysiinaya Ololaha gargaarka abaaraha Awdal oo lagu qaban doono magaalada Edmonton. Abaarahan oo soo socday mudo labo sanadood ahi waxa ku dhamaaday dhamaan xoolihi dadka reer miyigu dhaqanayeen , waxaana hadda soo barakacay dadkii degaanadaas deganaa oo aad u liita.
Hadii aan si dhqsa ah loogu gargaarin , waxa laga yaabaa in dad badani ay ku dhintaan Abaartan oo ka mid ah tii uGu  adkayd  ee soo mara  dhulkan mudo 40 sanadood ah.
Meesha lagu qabanayo:   13160-127 street, African center of Edmonton
Wakhtiga :
Fadlan waxii faahfaahin ah kala soo xiriir ;
Idirs Hassan
C/qani Cilmi
Hadi Awaale
Cumar Askar
Cumar Mohamed.
say