15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Orodyahanka Maxamed Faarax oo Ingiriisku qadariyay

Dawlada Ingiriiska gaar ahaan boqorada Ingiriiska ayaa orodyahanka Maxamed Faarax qirtey sida Igiriiska uu kor ugu qaaday loona gartey magaca ugu sareeya ee dalkaasi SIR.