Daraad ayay ahayd markii Maraykanku sheegtay in doonyaha Iiraan ay ku soo dhawaadeen Markab basaasa oo joogey xeebta Cumaan. Doonyaha...
Siyaasiga da'da yar ee Mukhtaar Cali Aadan ayaa taabtey khiyaano fashilantey oo Tigreega iyo Kiiniya ay la damacsanaayeen Somaliya. Kiiniya...
Wasaarada deegaanka dalkaasi Sucuudiga ayaa sheegtay in ay hadda fasaxdey xoolaha Somalida xilli ay mudooyin badan saartey cunaqabatayn, masaakiin badana...
Waxaan shaki ku jirey in xukuumada Jabuuti e Ismaaciil Cumar Geelle (Ismaaciil fadhiid) uu farogelin qaawan ku hayo goblka Awdal....
Wasiirada caafimaadka Somaliya marwo Fowsiya Abiikar ayaa ka hadashay kiisaskii u dambeeyay ee cudurka Kooro iyo tirade dadka laga helay...
Sheekha Sucuudiga ugu weyn ayaa ku amrey Sacuudiyiinta inay taraawiikhda Ku tukadaan gurtahooda maadaama buu yiri aan xilligan lagu tukan...
Madaxweynaha Somaliya iyo xukuumada ayaa furey barnaamij lagu caawinayo danyarta Somaliyeed ee ay waxyeelada Ka soo gaartey cudurka Kooro iyo...
Beesha reer Axamad (Samaroon) ayaa ka qayliyay gudoomiyaha jaamaxcada Camuud oo lagu eedeeyay inuu dhacayo hantida agoon kadib isagoo markasta...
Waxa caadi ah in Iiraan maalinteeda ciidanka xooga dalka ay soo bandhigto gantaalo casriya, gujis noocii ugu dambeeyay iyo diyaarado...
Suldaankii Siilaanyo waa ninka la yiraa Buur-madow ayaa ku dhawaaqay jabhad uu Muse Biixi ku mijaxaabinayo. Jabhada oola hadashay saxaafada...
Burburka kadib dalku marnaba ma helin hogaan caqli leh oo ummada jiheeya waana mida keentay in dalka dadkiisu ka bixi...
Dhawaan ayay ahayd markii deeq caafimaad oo lagu hungoobey ay Imaaraadku ka dejiyeen Muqdisho, waxayse taasi kicisay Turkiga oo dawladaha...
Ciidanka u diiwaan gashan dawlada ayaa ka dul degay deegano ay isku dirireen maleeshiyo beeleedyo oo ka tirsan gobolka Galguduud...
Ceegaag oo naftii u keenay adeerkii oo magaalada la shafinayo halka Iskufilan oo isna jacaylkiisa shaqo siisay ayaa loo hoos...
Waxa dawlada dhexe shalay ku dhawaqdey inay maamul goboleedyada oo ntooda badan ah shaqsiyaad ama 7 shaqsi lacago gaaraya 7...
Dhawaan ayay ahayd markii diyaarad Imaaraadku leyahay ay qalab caafimaad ka dejisay magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe. Markii dambana waxay ka...
Kadib markii dawladu sheegtay in ay korodhey tirada dadka laga helay cudurka Kooro ayaa xalay lagu bilaabay in Bandow lagu...
Wasiirada caafimadka marwo Fowsiya Abiikar oo ka hadlaysay xaaladihii ugu dambeeyay ee cudurka Kooro ayaa sheegtay in hadda uu sii...
Shalay ayay ahayd markii saxaafada ay u warameen qoyska gabadh yar oo la sheegay in ay kufsadeen askar ay ahayd...
Kadib jahwareer ay soo saareen mamulka Muuse Biixi iyo Saylici ayaa wadaadada magaalooyinka Hargeysa iyo Burco dalbadeen in aan la...
Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelwaaq ee NFD ee Kiiniya ayaa sheegaya in xarun kaarantiin ay Ka baxsadeen dad lagu haayay...
Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ayaa sheegay in dawladu samaysay cashuur dhaaf maciishadaha muhiimka ah sida bariiska halka kuwa kale sida...
Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Iskufilan oo isku diri gaaray reerka adeerkii ayaa...
Xilli dalkaasi Maraykanku yahay goobaha ugu badan aduunka ee ay Ka jirto dhimashada cudurka Kooro ayaa haddana waxa laga cabsi...
Maamulka Somalilaan ayaa sheegay in dad baaritaano hore ugu socdeen hadda la xaqiijay in ay qabaan cudurka Kooro. Sadex qof...
Raiisal wasaaraha Bakistaan ayaa sheegay in cudurka Kooro ay uga daran tahay gaajada Ku gaabsatey malaayiin reer Bakistaan oo lagu...
Ciidanka amniga ayaa Ku guulaysatey inay gacanta Ku dhigaan laba nin oo hubeysan oo watey gaari nooca raaxada ah. Ciidanka...
Somaliya ayaa xaqiijisay qofkii labaad ee dalka gudihiisa ugu geeriyooda cudurka Kooro. Waxa la xaqiijay in xildhibaan Ka tirsanaa maamulka...
Dhawaan ayay ahayd markii beelaha Majeerteen iyo Cawramale ay isku dileen duleedka Kismaayo oo oodwadaag yihiin. Beelaha Cawramale ayaa ku...
Waa waraysi xiise leh oo Prof Xuseen Warsame kaga hadlayo arimo badan oo ay u dambeyso urur London looga dhawaaqay...