Muuse Biixi oo la hadlayaayay taageereyaashiisa ayaa markale ka qayliyay madaxweyne Farmaajo. Fashilka Muuse Biixi iyo maamul xumadiisa ayaa keentay...
Madaxweynaha Somaliya Maxaed Cabdullahi Farmaajo ayaa tacsi u direy ummada Somaliyeed geerida ku timi abwaan Baarleex oo Hindiya ku geeriooday...
Barakacayaal ka soo cararay argagixisada iyo abaaro ka jira Koofurta dalka ayaa soo gaaray duleedka Muqdisho. Dadkan oo ay ka...
Dawlada Ruushka ayaa cafisay deymaha uGu badan ee midowgii Soofiyeetii ku lahaa aduunka soo koraya oo qaarkood burbureen sida Somaliya,...
Allaha u naxariistee waxa Hindiya ku geeriyooday Abwaan Baarleex oo lagu daawadey xanuunkiisa intii uu Hargeysa joogey ilaa markii dambena...
Deegaanka Gargaara ee ka tirsan degmada Lughaya ayaa waxa baryahan ka jirey colaad u dhaxaysa laba beelood oo Maxad Case...
Muuse Biixow oo loo bixiyay madaxweynihiin jeelka. Intaad joogto waxaad jeelasha ku gurtey 1500 oo qof oo aad fikirkooda ku...
Wararki u dambeeyay ee ka imaanaya dadkii ku dhintey doonyihii Jabuuti ka baxay ee degay ayaa la xaqiijay in tirada...
Fal argagaxleh ayaa ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho. Xaafada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa caawa 30/01/2019 fiidkii lagu...
Madaxii hore ee Somali Galbeed ayaa manta la hordhigey eedaha ka dhanka xuquuqda aadanaha ee uu ku kula kacay Somalida...
Raiisal wasaare ku xigeenka dalka ayaa si adag ula hadley siyaasiyiin u sheegay inay xanaaqsan had iyo jeer yiraahaan waxba...
Magaalada Jigjiga ee caasimada Somali galbeed ayaa lagu soo rogey bandow kadib markii shalay rasaastu is qabssatey lana sheegay inay...
Somaliya ayaa ugu dambeyn geysatay Kuweyd safiir iyadu maamushi oo aan u shaqeyn dawlad kale kadib ay bedeshay safiirkii hore...
Naftood-haligeyaal ka baxay Jabuuti ayaa laga raadinaayaa badda u dhaxaysa Jabuuti iyo Yaman. Dadkan oo aan la sheegin inay Somali...
Musharax Hargeysa kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay kursiga xisbiga Kulmiye oo bilaha soo socda lagu dooran doono Hargeysa. Kursiga...
Madaxa cusub ee Puntland muxuu ka yiri shirka Garoowe ee dhaqdhaqaaqa caafimaadja,aduunma aduunka oo ay ka soo qaybgaleen xubno Somali...
Siyaasi C/naasir Buuni oo hore Faysal Waraabe u eryay laakiin isagu sheegay inuu iska casiley xisbiga jufada Faysal Waraave eeUcid...
Xildhibaan Axmed Gacan ayaa si xun uga deyriyay mustaqbalka maamulka Somaliland qaasatan intii Siilaanyo iyo Muuse Biixi isaga dambeeyeen oo...
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaysa qarax argagixisadu ka fusay Muqdisho oo ka dhacay kaalin shidaal oo u dhow wasaarada...
Sh Xasan Daheeye ayaa ka sheekeeyay sheeko isaga iyo Ramaax dhexmartey xilligii dab damiska, Wabarna bilaabay kacdoonka. Sheekha oo qayb...
Ugaaska guud ee Samaroon Ugaas C/rashiid ayaa soo xirey shirkii wadatashiga Samaroon ee isagu ku baaqay. Waxa goobta laga akhriyay...
Wasiirka qorsheynta maamulka Somaliland ayaa ka hadley Somali dalkoodii loogu diidey inay salaada tukadaan. Sonalidan ayaa u shaqeeya hay'ado lacago...
Dhawaan ayay ahayd markii magaalada Beledweye ay noqotey badweyn kadib markii nimcada Rabi ay xoog uga da'dey Somali galbeed ayna...
Wahaabiyada Imaaraadka ayaa sheegtay xilliga ay furanayaan saldhiga milatari ee ay uga duulayaan dalka faqiirka ah ee Yaman. Saldhigan oo...
Madaxweynaha Finasuweyla Maduro ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay inuu iska difaaco weerar uga yimaada Trump oo ku hanjabay...
Xilli shaqo la'aan baahsan oo ay keentay burburka ay ka jirto dalkoo dhsn ayaa dhalinyaro is xilqaabtey bilaabeen intey fadhiyi...
Ciidamada amniga magaalada Muqdisho ayaa maanta soo hooyay laba guul oo isxiga oo dadka badankiisu ku tilmaameen mid RABI ku...
Maamulka Somaliland ayaa sheegay inuu deegaanada hoostaga ka saarayo dhaqaatiir ku sheeg ajaanib ah oo iska furtey goobo ay haweenka...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey madaxdii hore ee isags ka horeeyay sida Xasan sheekh iyo She Shariif iyo qaar ka...
Waxa loo mideysan yahay in heeryada la iska tuuro. Suldaan Wabar ayaa ka qayb galay shirka wadatashiga beelaha Gadabuursi ee...