Boqolaal ay argagixisadu ka barakicisay Moosul oo war xun laga soo sheegay. Wararkii u dambeeyay ee ka soo baxaya xero...
Dr Bayle ayaa la shirey maamul jufeedyada iyo waxa looga hadlay kulanka oo ka dhacay Muqdisho. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan ilma Sheekh Axmed Hoori oo aabahood Sh Axmed...
Ruwaayada Badbaado qaybtii 16 oo guurkii qarsoodiga ahaa qarxay iyo Fadumiina iyo Amaara oo qarxin raba ARAABINEWS
Qadar ayaa furatey wado ay kaga gudubto cunaqabataynta uu saaray Salafiga Sucuudiga oo xidhey xadka uu la wadaago usbuucii hore. Qadar...
Norwey ayaa dugsiyada dalkeeda ka madnuucaysa waji-qarinta iyo waxkasta oo keenaysa in la qariyo wajiga qofka. Waa wadankii ugu horeeyay ee ka...
Maxkamad racfaan oo ku taal Maraykanka ayaa markale daaqada ka tuurtey xanibaad Trump ku soo rogi rabey Somalida. Maxkamadan oo Trump rajoweyn...
Culimadii Somalidu taqaanay oo cabasho u tagey golaha guurtida Somaliland markii masaajidadii lagala wareegay. Culimadan ayaa waxa masaajioda kala wareegay...
IImaaraadka oo soo eryay ardey Hargeysa ka soo jeeda xilli la siiyay dekedda Berbera. Maamulka Siilaanyo ayaan qaadi Karin wax...
Sheekh Hargeysa degan oo la yiraa Barbaraawi oo beeniyay in uu dil ku xukumey Sheekh jinka la dirira oo la...
Jaaliyada ka soo jeeda Hargeysa iyo Burco oo walaac ka muujiay in Qadar soo masaafuriso. Walaacan ayaa imanaya kadib markii...
Siyaasada Farmaajo ee urur diimeedyada Carabta ee Salafi iyo akhwaanka oo la amaanay balse laga baqayo in uu dhinac raaco...
Garaad Jaamac Cali oo wax ka yiri wadahadalada Khaatumo iyo maamulka Somaliland xilli madaxa maamulka Cali Khaliif uu ka dhamaan...
Deegaamayn Dhulbahante leeyahay oo u dhow Buuhoodle oo Isaaq diidan yahay xana ka bilaabay. Dadka deegaanka ayaa masaajid dhagax dhigtey....
Iraan ayaa diyaarado cunto ah la gaartey akhwaan Muslimiinka Qadar ee uu coleystey Salafiga/wahaabiga Sucuudigu. Qadar iyo Sucuudiga oo labaduba...
Nin sadex xaasle ah oo la yiri waad isqarxin rabtaa oo hurdo seexan waayay: argagixiso sinji uma lihi. Ninkaan ayaa...
Tuulada Goobweyn ee ka tirsan Jubbada Hoose waa goob nooceeya maxaase Rabi ku manaystey. Warbixin ayaa waxa markii labaad ka...
Maxamuud Xaashi ayaa goordambe ku baraarugey nadaafada fasaxayna maxaabiista jeelka Boorama. Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in hadda wax ku qaadanayo...
Muuse Biixi ayaa Boorama soo gaadhay kuna bilaabay laba geeri oo naxdina oo ku dhacdey ku timi Profeesar Muuse Cumar...
RW Kheyre oo la afurey ciidanka xasilinta oo amniga Muqdisho hagaajiyay
Siyaasi reer Awdala oo kabaha la dumaray Somaliland una sheegay in ayna fikirin ictiraaf iyo reer Awdalow meel aan waxba...
Hordhaca waraysi Axmed Madoobe wax laga waydiiyay arimo badan oo ay ku jiraan federaalka iyo isbarbar dhiga Xasan Sheekh iyo...
Wasiiro reer Awdala oo Siilaanyo magacaabay oo Boorama loogu sameeyay casho iyo hadaladii laga jeediyay. Wasiiradan iyo ku xigeenanada ayaa...
Siyaasi Khaatumo ah oo isa soo dhiibey oo haddana ku qarxiyay beesha dhexe kadib markii Cali Khaliif baryahan ka dhamaan...
Xaglatoosiye ayaa Boorama ka sheegay tirada cudurka nadaafad xumadu soo ritey iyo sida looga adkaadey. Waxaan filayaa in aan loo...
Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay xaalada Saylac oo loo diidan yahay in maayerka cusub shaqadiisa guto. Xildhibaanadii doortey mayerka cusub...
Saylici ayaa dafirey in uu qas ka wado Saylac halkaas oo xildhibaanadii goluhu xidhan yihiin loona xidhey maxaad u doorateen...
Daawo qaybtii 1 iyo 2 qisada filimka Sodoh sariig beeshay oo xiise leh oo si aada loo sugayay loona daawan...
Qaybtii 14 musasalka Badbaado oo maraya meel xasaasiya xilli jacayladu kala maqan yihiin ayna jirin rajo ah in ay dib...
Musasalka badbaado qaybtii 13 maxaa ku dhaafay oo aanad ogeyn. Waxa qaybtan ku xigta qaybta 14 ee la soco ARAABINEWS...