Waxa hubaala in Siilaanyo waxba ka ogeyn maamulka uu ku magacaaban yahay siyaasi CADAMI oo qarxiyay arintan dadka dhan Maxamed Yuusuf...
Xaglatoosiye oo Buuhoodle taageero ka helay markastana la adeegsado marka siyaasiyiin yimaadaan. Maaha markii ugu horeysay ee Xaglatoosiye sameeyo halkii...
Kulan lagu taageerayo xildhibaan Xabiiba Kaahiye oo Boorama lagu qabtey Maxamed Xaamud ARAABINEWS
Farmaajo oo arin cusub ka sameeyay suuqyada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa lagu arkey meel madaxdii ka horeysay ayna tagin laakiin dushooda...
Doorashada maamulka muranku ka jiro ee Galmudug o hadda la doortey masuul cusub ayadoo isha lagu hayo shirka London oo...
Xisbiga Wadani oo si adag uga hadlay masuuliyiin siyaasad u xidhan Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Madaxweyne Siilaanyo oo qaabiley wafti iyo wixii la is dhaafsadey. Waftigan ayaa ka yimi Denmark waana waftiyada inta badan soo kormeera...
Argagixiso dhex mushaaxaysay madaxtooyada Somaliya ayaa halmar laga war helay kadibna ciidanka amniga ayaa talabo xooga qaaday isna waydiiyay sida fudud ee...
Maamulka Somaliland oo faraha ka qaaday maalinta SNM ee 18 May. Wasiirka warfaafinta ayaa qiil kale u sameeyay waxase jirey...
Maraykanka ayaa sheegay in uu gantaalo diyaariyay. Gantaalaha la dagaalama gantaalada kale oo uu isku halaynayo ayuu sheegay in ay diyaariyeen...
Xaasaska argagixisada iyo caruurtooda oo ku soo badanaya magaalooyinka waaweyn ee Muqdisho, Gaalkacayo iyo Kismaayo xilli ragooda qarxinayaan caruurta kale...
Badhasaabka Awdal oo qayra masuul ku tilmaamey nin haysta gudiga doorashada Awdal oo aan waxba kala socon waxa ka dhacaya...
Wasiirka maaliyada dawlada Somaliya Dr Bayle ayaa loo diidan yahay in uu shaqadiisa guto iyo garyaqaan warqad soo qorey. Fadeexadan aya...
Maayerka Baki ee gobolka Awdal ayaa ka waramay dadkii deganaa degmada halkey u qaxeen xilli lagu jahwareersan yahay goobaha ay ka...
Farmaajo oo si adag uga hadlay tirada dhabta ah ee ciidanka xooga dalka uu yeelan doono meeshana ka saaray in...
Abwaan Muuse Fooxle oo gabay runta ugu sheegay beesha dhexe Samaroona ku baraarujiyay. Wuxu yiri gelinbuu garaaradaydii galab ku googoogey,...
Suldaan Awdal caan ka ah oo kolba dhinac loogu sheegay kaadhkiisii doorashada ayaa aakhirkii markuu waayay iska soo noqdey saxaafadana la...
Gabdhihii Sucuudiga loo qaadey oo arin foolxun lagula kacay sidii caadiga ahayd. Gabdhahan ayaa Xasan Sheekh gatey intii uu ku...
Wasiir Faratoonka Somaliland ayaa ka waramay socdaalkii uu Ingiriiska ku tagey hadalkiisana loo qaatey in reer Khaatumo badan hadda aaminsan yihiin...
Odayada xeebaha Sanaag ayaa qaylodhaan ka direy kaadh qaadashada xilli ay kaadh qaadashada hadheysay maamul xumo iyo qorshe la'aan hawsha loo...
Wasiirka warshadaha maamulka Somaliland oo ka hadley maalgeshiga warshada sibidhka ee Berbera. Wasiirka warshadaha maamulka Somaliland ayaa sheegay halkey wax...
Xubin ka mida gudiga doorashada Awdal oo si indha ala'aana u diidey dadka ay ku dhibeen kaadhka. Xubintan ayaa waxa...
Wasiirka difaaca ayaa digniin ka direy in la bixiyo sirta ciidanka xilli lagu hayo cunaqabatayn weyn oo dhinaca hubka ah C/llaahi...
Faysal Waraabe oo lagu yaqaan afku balaadhinta madaxda Somaliya ayaa yasay raiisal wasaaraha Somaliya kuna tilmaamey inanyar oo gaadheyn degmadiisa Dayniile....
Xubno u adkeysan waayay mugdiga xisbiga Faysal Waraabe oo ka mar labaad iska casiley. Masuuliyiintan ayaa xalay kaadhadh loo keenay...
Bahda ARAABINEWS ayaa tacsi ka diraya geerida ku timi Deeqa Xaaji Abiib Cilmi oo xaqii ugu yimi Boorama. Waxaan tacsi gaara...
Musharax ku xigeenka Wadani Maxamed Cali iyo C/rashiid Xasan Mataan ayaa reer Awdal oo si ula kaca loo khalkhaliyay u sheegay...
Abwaankii weynaa ee Xasan Sheekh Muumin oo war beena uu ka difaacay HAL-ABUUR Geestiir oo abwaanka la soo shaqeeyay wax...
Farmaajo ayaa ku socda in uu galo arin ka weyn mid uu galay Xasan Sheekh kadib markii war aan la xaqiijin...
Maxkamada gobolka Benaadir oo amartey in masuul hore la soo qabto. Masuulkan oo uu shaqada ka joojiyay wasiirka warfaafinta ayaa...