Sida wararka aan ku helayno waxa todobaadkii hore dekedda Berbera ku soo xidhey Markab laga shikiyay kadib markii wadanka Jabuuti...
Jeelka ku yaala magaalada Gabiley waxa ka dhaca kufsi loo gaysto haweenka u xidhan waxa sidaas sheegtay hay'ad Yurub ka...
Shil gaadhi oo shalay ka dhacay inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Arabsiyo ayaa Allaha u naxariistee waxa ku geeriyooday sadex...
Sawirkani waa gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo u codaynaaya ama gacanta u taagay Muumin Seed oo maanta si xarago leh cod...
Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan dalka Itoobiya oo qalalaaso iyo kacdoono looga soo horjeedo dowladda ay...
Musharax Axmed Muumin Seed oo si xun looga garacay doorashadii xisbigiisa Wadani ee uu isagu mudada dheer ku jirey ayaa...
Waxa la soo gabagabeeyay doorashadii lagu dooranayay madaxweyne ku xigeenka xisbiga Wadani oo ka dhacday magaalada Hargeysa waxana ku guulaystay...
Dalkeena Soomaaliya wuxuu leeyahay maalmo xusuus mudan oo aan la hilmaami karin shacabka Soomaaliyeedna ay u dabaal degi jireen. Maanta...
Howlgal ka dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in ciidamada Milateriga, siiba kumaandooska Soomaaliya ay ku qabteen xubno ka...
Mark Zuckerberg oo ah milkiilaha shabakada caanka ah ee Facebook ahna bilyaneerka dunida ugu yar ayaa la isweydiiyay sababta keentay...
Magaalada Gaalkacyo maanta waxaa ka dhacay Dagaal xoogan, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamo ka kala tirsan Maamulada Puntland iyo Galmudug....
Kadib shir doceed ka dhacay London oo u dhexeeyay beesha Siilaanyo iyo ta Muuse Biixi ayaa waxa Siilaanyo soo jeediyay...
Kadib waraysi uu bixiyay wasiirka maamulka Somaliland u qaabilsan arimaha dibedda Sacad Cali Shire kuna sheegay in ka bixitaanka Ingiriisku ka...
Waxa doorashadan ka dhici doonta Somaliya ee ku salaysan nidaamka quursiga ah ee 4.5 ku soo biirey waxa loogu yeeray...