Ololaha Gargaarka Abaaraha Awadal, Dhamaan dadka degan magaalada Edmonton iyo guud Ahaan Alberta waxa la ogaysiinaya Ololaha gargaarka abaaraha Awdal...
Jamaal Cali Xuseen, C/raxmaan Cirro, iyo Muuse biixi ayaa gebin ahaanba afka ka xidhay in ay ka haddlaan weerarkii gardarada...
Ciidanka Difaaca Dawladda Puntland ayaa Saaka weerar sifayn ah ku qaaday haraadiga kooxda shabaab ee shalay dagaalka lagula galay dabagaro,...
Raiisal wasaaraha Dalka Koosafo Ciise Mustafa ayaa sheegay In Walaalkii uu ka mid noqday Qaxootiga gaaray Wadanka Jarmalka , kadib...
Dhalinyaradan oo ah kuwa nolosha ka dhacay oo aan shaqayn oo kaliya suuqyada afka duubta ayaa weeraray wariyeyaal u dhashay...
Madaxweynaha Maraykanka Obama ayaa noqdey madaxweynihii ugu horeeyay ee booqda Kuuba muddo ka badan 50 sano oo ay u dhaxaysay...
Warbaahinta Puntland ayaa soo bandhigey sawirka mid ka mid ah dhiigmiiratadii shabaab ee lagu qabtay Dagaalkii Suuj, kaas oo gacanta ugu jira Ciidamada...
Wasiirka diinta maamulka Somaliland oo hawshiisii gabay ayaa Jabuuti ka dalbadey in ay diyaarado u soo dirto dadka ku tabaalaysan...
Waxa shalay la daawadey dadka reer Awdal ee abaaruhu ka qaadeen xoolihii ay wateen iyagoo la baqayay in naftooduna raacdo...
Xildhibaan Axmed Maxamad Diiriye Nac-nac oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somalilland,ayaa saaka shil gaadhi oo ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa...
Suldaan Mahdi Cabdi oo loo caleemo saaray suldaanka guud ee qurbajoogta beelaha Gadabuursi ayaa baaq ka soo saaray abaaraha ba'an...
Dhawaqa rasaasta oo la maqlayo dagaalka Puntland kula jirto argagixisada amniga wax u dhintey: MAQAL
Iyadoo saaka u dagaal xoogan ka bilowday deegaan u dhaxeeya garacad iyo kulub kaasi oo u dhaxeeyey ciidamada maamulka puntland...
Telefishinka Dawladda Puntland ayaa Caawa Baahiyay Warbixin xiiso badan oo la xariirta hawlgalka lagu sifaynayo Argagixisada Puntland kaas oo si...
Maamulka Puntland ay Shaacisay in ay soo afjartay Wajiga 1-aad ee hawlgalka Suuj Ciidamada Puntland ayaa Kooxda Argagixisada ah ee...
Wasiir Cali Sandulle oo ka roonaadey dad badan gaadhigiisana ugu deeqay abaaraha ka Jira gobolka Awdal ee sadex sano dhaafay. Waxa...
Telefishinka dawladda Puntland ayaa Baahiyay Muuqaalo iyo Sawirro kooban oo laga helay goobaha Ciidanka Difaaca Dawladda Puntland kula dagaalamayaan Argagixisada...
Xaliimo waa gabadh reer Hargeysa ah, waxay dhameysay dhawaan Jaamacadda iyo hawshii waxbarasho ee ay muddoda soo waday, hadda waa...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarad laga leeyahay Dubay ay ku burburtey magaalo la yiraa Rosotov-on Don oo...
Wasiirka Warfaafinta dawlada dhexe ayaa lagu celceliyay in Puntland ku eedaysay argagixisada soo gashay deegaanadooda si kaftan ahna uga jawaabay...