Bishii Juun ee 2015 ayay ahayd markii MadaxweynahaUganda uu sheegay in Shabaab la jebiyay. Marar kale oo badan waxaan Madax...
Ciidamada Difaaca ee Puntland noocyadooda kala duwan, gaar ahaana ciidamadii ka soo kala baxay Boosaaso, Qardho, Gaalkacyo & Garoowe ayaa...
Markab ay leeyihiin hay'ada MSF ee dhaqaatiirta ayaa muddo bila joogey bada u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga halkaas oo noqotey...
Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Rag Puntland u dhashay oo hogaaminaya argagixisada duulaanka ah. Magacyada iyo qabiilada ay kasoo jeedaan dhowr...
Wasiirka ciyaaraha iyo shaqada oo baryahan ku sugnaa London ayaa sheegay in dhalinta ugu badan ee isqarxiyaa ay dalka uga...
MARKA HORE ABAARTA JIRTA ALLAW BARWAAQO, DEEQ ILAAH BAA LAGU BAAHI BAXAA. SAYLICI WAA SALAAN HADUU CID BULSHADA WAX SIIYEY...
Madaxtooyada Puntland ee Garowe, waxaa maanta kulan deg deg ah ku yeeshay golaha wasiirada, iyadoona shir gudoominaayay Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland...
Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo oo ah goob ciidanka Kenya si xun loogu laayay, kadib markii weerar abaabulan oo argagixisada...
Suldaan Abshir ayaa ka soo noqdey Itoobiya sheegayna in ay jiraan shabakado reer Awdala oo been ka shaqeeya iyagoo la...
Laba shirkadood oo kuwa xamuulka gawaadhida ah ayaa maxkamad la fuuley wasaarada arimaha gudaha ee Ingiriiska kadib markii Ingiriisku ka...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Garmal ee ka tirsan gobolka Nugaal ee Puntland ayaa sheegaya in dadku saaka ku waabariisteen...
Beesha caalamka horta bahwadaag miyaa nahay aan idiin suaalee waxa kooxda Woqooyiga Amerika horkacaya fanaanka weyn ee Axmed Cali Cigaal....
Wararka ka imaanaya degaanka Garacad ee Gobolka Mudug oo ay Shalay maqribkii ay la wareegeen argagixisada shabaab ayaa wararku sheegayaan...
Deg deg: Puntland oo ciidamo badan u dirtey aaga Garacad oo argagixisadu soo gashay shalay maqribkii
Maamulka Puntland ayaa waxaa la soo sheegayaa in ciidamo farabadan ay u direen dhanka degaanka Garacad ee Gobolka Mudug halkaas...
Filimada laga matalaa miyiga iyo magaalada ayaa inta badan aad u qosol badan midkana wuxuu ku jiraa kuwa hore wuxuuse...
Wasiir ka warfaafinta maamulka Somalilasnd ayaa ka cadhaysiiyay reer Boorama qabyaalad hadlayna isagoo sheegay in Burco tahay magaalada labaad ee...
Taliyaha booliiska qaybta Burco oo faahfaahiyay nin reer Buuhoodle ah oo si foolxumo ah loogu dhex diley Burco dhexdeeda duhurcad...
Nin aragu maqan yahay hadana baaskiil ku wata magaalada Quljeed ee ka tirsan gobolka Awdal. Ninkan ayaa tukaan ku leh...
Ciidamada Jabuuti ayaa hilfaha u qaaday kuwa maamulka Somaliland oo Markab u kireysnaa oo laga leeyahay Masar markii uu kaluunkii...
Doorashadii Madaxtinnimada wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ee Jabuuti ayaa la soo weriyey in ay illaa haatan ku dhawaaqeen musharraxnimada kursiga madaxweynaha...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo la hadlay idaacadda VOA-da ayaa ka hadlay sababta ka dambeysa in uu yaraado biyaha wabiga shabeele....
Waxa dalkaasi Masar maanta shaqada laga eryay wasiirkii cadaalada oo ku hadlay hadal aan munaasib ahayn isagoo iska dhigayas nin...