Gabar yar oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Marooko balse ku dhalatay gudaha dalka Jarmalka ayaa waxeey mindi dhuunta...
Suldaanka Siilaanyo ayaa ka xumaaday hadal suldaanka Habar awal kaga hadlay lixda goobood ee ka tirsan Lughaya ee beeshoodu xanibeen...
Warar xogogaal ah oo ay qoreen saxaafada ka soo baxda Hargeysa ayaa xaqiijiyey in habeen-hore Madaxweynaha Somaliland Dhulka laga qaaday...
Haweenay ka tirsanayd xisbiga Kulmiye laakiin ka digarogatey ayaa saxaafada u soo bandhigtey in lagu garaacay Burco iyadoo gacanta midigta...
Wararka laga helayo Galbeedka Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Dagaal u dhexeeya Labo Maleeshiyo oo ka soo kala jeeda Maamulada...
Roobabkii gu'ga oo aad loogu raysey ayaa ka da'ay deegaanada Araabi ee ismaamulka Somalida Itoobiya iyadoo deegaanada guud ahaan ay...
Madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay in uu hadda ogolyahay in uu dhegeysto fikradaha wax dhisaya kuwaas oo uu hore u diidanaa....
Hooyo Somaliyeed oo ku nool tuulada Xariirad ee gobolka Awdal ayaa soo jiitaday saxaafada caalamka kadib markii ay ku dhiiratay...
Caaqil Ceelaabe oo ah suldaanka Saylici ayaa jawaab siiyay suldaanka Subeer Awal (ISAAQ) oo shalay hadalo hanjabaada isaga iyo kuwii...
Xildhibaan Maxamed C/raxmaan ayaa ka hadlay suldaan beesha Sacad Muuse (ISAAQ) oo uu shegay in uu xalay ka hadlay magaalada...
Gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa ka qayliyay ololaha dhex socda diiwaangelinta iyadoo Awdal ay tahay dhamaad ayna ku xigto Saaxil oo...
Warar hoose oo aan ka helnay ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan laamaha amniga dawlada ayaa sheegay in doonidaasi...
Galbeedtv oo xaruntiisu tahay Kanada ayaa waraysi la yeelatay mudane Maxamed Cabdi Dugsiiye oo mar ahaa madaxweynaha Awdalstate. Dugsiiye ayaa...
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa furay xariga internet-ka ee quwada weyn oo tartan iyo dadaal dheer kadib Jabuuti ku guulaysatay...
Madaxweynaha Khaatumo State Prof Galaydh ayaa ka hadlay shirar u socday golihiisa baryahan isagoo dhinaca kale ka hadlay bar kontorool...
Madaxa Camuud Foundation oo ku sugan gobolka Awdal ayaa furey isbitaal iyo ceel biyoodyo aad loogu baahnaa deegaano ka mida...
Inaa lilaah waa inaa ileyhi raajicuun dhamaan bahda ARAABINEWS waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo ehelada uu ka...
Jaaliyada reer Jabuuti ee gobolka Awdal ayaa taageero u muujiyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo u sharaxan doorashada dalkaasi....
Nin ka soo noqdey deegaanada Boon iyo deegaanada ku xeersan ayaa ka qayliyay cadaalad xumo lagu sameeyo raashinka yar ee...
Kulan balaaran oo ay iskugu yimaadeen beesha Sacad Muuse (ISAAQ) magaalada Hargeysa ayaa suldaankoodu wacad ku maray in uu dhiig...
Marwo Faysa Sh Siciid ayaa banaanka soo dhigtey xeerka doorashada ee la rabo in reer Awdal lagu khiyaamo iyadoo sheegtay...
Badmaaxiin u dhashay Australia ayaa gacanta ku dhigay khasnado badan oo hub ah oo ay ku jiraan ku dhawaad 2000...
Madaxweynaha dalka Turkiga waxa uu soo jeediyay in magaalo cusub laga dhiso waqooyiga dalka Suuriya. Waxa uu doonayaa in magaaladaasi...
Rasaas xoogan ayaa xalay ka dhacaday gudaha Laascaanood taas oo ay iswaydaarsadeen isla ciidanka booliiska. Rasaastan oo xalay si weyn...
Waxa dalkaasi Suudaan ku geeriyooday hogaamyihii urur diimeedka Akhwaan Muslimiin ahaana madaxa mucaaradka Suudaan Sheekh Xasan Turaabi oo ahaa maskaxdii ka...
Madaxweynaha Puntland ayaa wali jooga Maraykanka halkaas oo uu taageero ka raadinayo jaaliyada Puntland waxase Jira jaaliyad reer Puntland ah...
Cuqaasha gobolka Sool ayaa booqdey laba aqal oo Puntland ka dhisteen dhinaca gobolka Sool una isticmaaleen bar xanibaad kuwaas oo...
Madasha nabada ee Somaliland ayaa dood la yeelatay qaar ka tirsan salaadiinta Awdal oo la sheegayo in ay dalbadeen boqolkiiba...
Madaxweynaha Somasliya ayaa ka hadlay amaanka magaalada Muqdisho oo lagu wareejay gobolka Banaadir oo leh 16 gudoomiye oo shaqadoodii gabay....
Qabanqaabo aad u xoogan ayaa ka socota magaalada Dharwanaaje ee ismaamulka Somalida Itoobiya kadib markii magaaladu noqotey xarun deegaan oo...