Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa sheegay in Dawlada Puntland ay u furan tahay in saddex Waddo...
Soomaaliya waxaa ay 20 Sano ku jirtay dagaal wajiyo badan,waxaana taas bedelkeeda Ganacsiga gaar ahaan Isgaarsiinta uu ahaa mid kobcayay...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici iyo Muuse Biixi ayaa xalay urur tageersani casho ugu sameeyay Boorama . Ururka qaran ee...
Shacabka magaalada Muqdisho iyo ajaanibta ku nool caasimada ayaa durbadiiba iska hilmaamay xasuuqii dhiigmiiratadu ka gaysatay xeebteena waxayna u soo...
Maamulka Khaatumo State ayaa ka hadlay shaqaaqo ka dhacday Caroweyn oo ka tirsan Buuhoodle halkaas oo xalay lagu dhaawacay dad...
Shir ay isugu yimaadeen beelaha Maxadcase (Samaroon) iyo Ciise ayaa heeshiis laga soo saaray ku saabsan sidii loo xoojin lahaa...
Iyadoo ay soo baxayaan faahfaahin ku saabsan ninka la tuhunsan yahay inuu isku qarxiyay diyaaradda Daallo ee 2-dii bishan shil...
Warbixin istusa oo loogub talogalay reer Galbeedka ayay ku sheegteen argagixisada shabaab qaraxii loogu talogalay in lagu qarxiyo diyaaradii Daalo...
Deked beesha Siilaanyo ka dhisayso meel u dhow Berbera oo lagu magacaabo Ceelgirde ayaa waxa saakadii hore weerar ku qaaday...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici oo olole doorasho ku Jira ayaa xariga ka jaray rugta buugaagta oo Boorama in muddo...
Intii burburka kadfib waxa si xoga ugu soo bastey gaadhi Hindiga oo aan laga aqoon Somaliya kaliya marmar laga isticmaali...
Gudoomiyeyaasha Wadani, Kulmiye iyo Ucid ayaa ka hadlay habsami u socodka diiwaangelinta ka bilaabatey gobolka Awdal oo maanta si rasmi...
Sancada aduunka ee milatariga ayaa kolba la soo saaraa kuwo cusub inkastoo inta badan la cusboonaysiiyo kuwii hore ama lagu...
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax...
Gudoomiyaha Ucid Faysal Waraabe oo waxyasr marjkuu joogaba dibedda u dhoofa ayaa Hargeysa ku soo laabtey wuxuuna eedeeyay xisbiyada Wadani...
Gudoomiyaha doorashooyinka Somaliland oo saxaafada la hadlay ayaa ka hadlay sida ay u socdaan is diiwaangelintu iyadoo goobaha qaar uu...
Waxa saaka dagaal uu ka dhacay deegaanka Ceelaayo oo ilaa 30km u Jira magaalo xeebeedka Boosaaso halkaas oo ciidanka Puntland...
Wararka ka imanaya deegaanka Caroweyn oo ka tirsan Sool ayaa lagu toogtey sadex ka soo jeeda beesha Isaaq iyadgoo dhexmaraya...
Madaxweynaha Siiriya oo dalkiisa ay burburiyeen Sucuudiga iyo Turkiga halka Maraykanka iyo Yuhuuduna hubka bixinayaan ayaa waraysi ku sheegay in uu...
Xulka Qaranka Somaliya da'da 11 jirka ayaa dawlada Qadar oo caruurtoodu gaajo aragka yaabsaday kadib markii ay la ciyaareen ciyaar...
Ruushka ayaa ku faanay in barafka yar iyo kan weyn iyo biyaha aduunka qaarkood ka cabaadayaan marka ay da'aan ayna...
Masuulyiinta xidigasha geeska ayaa Hargeysa ku soo dhaweeyay fanaaniin uga timi Maraykanka oo uu ku jiro C/casiis Iskalaaje iyo Cabdinuur...
Diiwaangelinta ayaa si rasmi ah uga bilaabmeysa gobolada Awdal maalinta berito waxana la dhaqaajiyay baabuurtii iyo ardeydii samayn lahayd baabuurta....
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici oo Boorama wali ku sugan ayaa booqdey abwaan Afgudhiye sheegayna in xaalkiisa loogu soo gudbiyay...
Waa barnaamij aad u xiiso leh oo ka hadlaya nin ay soo masaafuriyeen Sucuudigu oo shaqo ka helay Muqdisho iyo...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Cumaan Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) ayaa maanta booqday xabsi ku yaal magaalada Zama’il ee dalka...
Astaamaha lagu garto adoomaha RABI waa cashar diiniya oo ay ku dhex jiraan qisooyin cajiiba oo qofka ugu filan ku...
Taliyaha sirdoonka Somaliya C/raxmaan Tuuryare aya maray qaybta barista ee madaarka Muqdisho oo ay ka muuqato habacsanaan iyo musuq iyadoo...
Kooxda dhiigmiiratada ee Boka Haram ee ka dagaalanta qeybo kamid ah dalka Nageria ayaa inta badan qaraxyada Ishalaaga ah ee...
Dhacdo aad looga sheekeeyay ayaa ka dhacday dalkaasi Swiserland halkaas oo haweeney ka mid ahayd ciidanka Ilaaladda xabsi ku yaala...