Bahda ARAABINEWS waxay hambalyo dhalasho u dirayaan Ilyaas Muxumed Kaamil iyo Xaaskiisa oo mataano ugu dhasheen caasimada Sweden ee Stockhom....
Dab ka kacay xero barakacayaashu degan yihiin ayaa dhaliyay khasaare baaxadleh iyo dadkii deganaa cooshadahaa ayaa caawa u hoyanaya bacaadka....
Xildhibaano iyo maayerkii hore ee Saylac yaa soo gudbiyay codsi ka yimi maayerkii hore ee Saylac iyo dhowr xildhibaan ayna...
Banaanbax weyn ayaa ka dhacay xarunta Ingiriiska ee London looga soo horjeedo ciidamada Kiiniya oo xasuuq ka gaystey deegaano ka...
Gudoomiyaha ku xigeen sadexaad ee Ucid Cali Gurey ayaa reer AWdal ku abaalmariyay in shirka guud ee xisbiga UCid lagu...
Kulan saaka isugu yimaadeen waftigii beesha caalamka ee ku sugnaa maalmahaan magaalo madaxda Puntland ee Garowe iyo Madaxweyne Cabdiweli Gaas...
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo hudoomiyahas jaamacada Camuud ayaa ku dheeraaday diiwaangelinta iyo taariikhda gobolka. Muuse Biixi ayaa sheegay...
Gudoomiyaha xisbga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa Boorama kaga hadlay dad gobolka Togdheer dhowr mar is diiwaangeliyay. Wuxuu dhinaca kale ka...
Dibiga xooga weyn ee loo yaqaan Bufalada ayaa waxa weerar ku soo qaaday laba libaax oo aad u gaajaysan waxase...
Xisbiga Wadani oo la filayo in uu taageero balaaran ka helo Burco ayaa waxay soo dhaweeeyeen iskaashatada basasleyda xaafada Oktoober...
Kulan Siilaanyo la qaatey wadaadada Hargeysa ayaa lagu gorfeeyay sidii wax looga qaban lahaa abaaraha uuna ogeyn ee mudooyin badan...
Waa barnaamijka fanka iyo suugaanta oo fanaaniinta Puntland ay wacdaro ka dhigeen waxana heeso cusub ay kusoo bandhigeen goobta. Waxa...
Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee maamulka Puntland ayaa u jawaabay gudomiye kale oo maamulka Somaliland ugu magacaaban oo ay isku reer...
Jaahihiinta weyn ee argagixisada Daacish oo dadka u dila hadba sidii ku timaad caqligooda xun ayaa soo bandhigey ilmo yar...
Beesha madaxweyne Siilaanyo ayaa markale kabaha la dulmaray beesha Ciise Muuse (Isaaq) ee Saaxil iyagoo wacad ku maray in ay...
Xildhibaano farabadan ayaa ka caroodey hadal uu jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh oo dalbanayay in si fiican loo baaro xildhibaanada iyo...
Siyaasi Qolombi oo ka tirsan xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa ka hadlay booqashadii Muuse Biixi iyo Saylici ku yimaadeen...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa furey carwo cusub magaalada Boorama halkaas oo uu maanta u raacay Muuse Biixi...
War been abuura ayaa telefishanka Star ee laga leeyahay Hargeysa ka sii daayay Buuhoodle iyagoo isku daray soo dhaweyno hore...
Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo C/raxmaan Saylici ayaa si weyn aan balaadhneyn kala kulmey gobolka Awdal siiba Borama oo...
Taliyaha xeebaha Somaliland ayaa Saylac loo direy mar u hadal u jeediyay ciidankiisa jooga Saylac ayuu sheegay in qabyaaladu kaga...
Taliyaha socdaalka Somaliland ayaa markale soo horfadhiistey saxaafada una hanjabey Somalida ku nool Hargeysa iyo Burco ee ka soo jeeda...
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa waraysi dheer ku sheegay in Somaliya ay haysato khuburo sharciga ku takhasusey oo ay...
Xildhibaan Siciid Jirde ayaa fariin saxaafada mariyay dadka gobolada Awdal iyo Selel oo diiwaangelintu ka bilaabmeryso Sabtida soo socota. Midii...
War naxdinleh: dhiigmiiratada shabaab la baxdey oo Sheekh ku gawracdey Hiiraan kadib maxay sameeyeen
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dhiigmiiratada diinteena ku qaraabata ee shabaab la baxdey ay saakadii hore ku gawraceen...
Beesha wasiirka caafimaadka Somaliland Xaglatoosiye ayaa hadashay iskana fogeysay fidnada uu ka wado Buuhoodle. Odayada oo shir jaraaid qabtey ayaa...
Wasiirada maamulka Siilaanyo u matala Awdal ayaa booqasho ku yimi Boorama halkaas oo huteel isku soo xireen lana hadleen qaar...
Xasan Sheekh ayaa kashifey arin foolxun oo musuqmaasuqa oo ay ku dhaqanto dhamaan dawladiisa iyadoo qaraxii Daalo warar ka soo...
War deg dega: Sirdoonka argagixisadu ka baqdo ee NISA ayaa ku guuleysatey fashilinta weerar ay raben in ay ka fuliyaan...
Finland waxay ka mid tahay dhulka ugu qabow wadamada Yurubta Woqooyi waxana Jira gobol ay cadceedu dhicin marna soo bixin...