Marwada madaxweyne ku xigeenka Somaliland marwo Raxma X Muxumed Suldaan ayaa deeq gaarsiisey hay'ad gargarta caruurta danyarta ah magaalada Boorama....
Qaylodhaan xoogan ayaa ka jirta maamulka Somaliland iyadoo la raadinayo doolar cusub oo lagu sarifto lacagta Somaliland oo kolba la...
Masuul cusub ayaa la wareegay xilka waxbarasho ee gobolka Awdal. Xilwareejin arintan la xiriirta ayaa ka dhacday Boorama waxana goobta...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa booqdey maqaaxidii argagixisada shabaab ku xasuuqdey dadkeena, wuxuuna tilmaamey sababta dheeraysay in ciidanku soo afjaraan...
Warbaahinta Ruushka iyo dayacgacmeedyadiisa ayaa ku qabey Maraykanka oo madaar ka dayactirnaya Woqooyi Bari Siiriya taas oo ay ku tilmaameen...
Dhamaan dadka hoos ku qorani oo kala jooga Borama, Hargaisa iyo Indonesia waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Prof...
21 -0 1-2015Ā ++++ 21-01-2016 WAA MAALIN KU SUNTAN TAARIIKHDA ADAL. WALAW MADMADAW KU XEERNAA IYO GACAN SIYAASADEED IYO KOROMKA...
Ciidamada maamulka khaatumo ayaa caawa goordhaweyd Ā weerar qorsheeysan ku qaaday maleeshiyaadkaĀ maamulka SiilaanyoĀ ee ku sugan Balicad. Dagaalka caawa balicad ka dhacay...
Xasuuqii argagixisadu kula kacday shacabkeena xeebta LIIDO ayaa kolba waxa soo baxaya faahfaahin qoysaskii lagu xasuuqey goobta oo hadda ay...
Masuulka ugu sareeyaĀ isbitaal Banaadir Muqdisho ayaa ka hadlay dhimashada xasuuqii dhiigmiiratada Alqacida/Daacish/Shabaab ka gaysteen maqaaxida Liido halkaas oo ay ku...
Sheekh Aadan Siiro ayaa qudbadiisa siyaasiga ah maanta kaga hadlay sida uu ugu qiirooey Daahir Rayaale wuxuuna ka calaacalay in...
Deegaanka Sharafweyne ee ku taal gobolka Awdal oo la gaarsiiyay deeq kuraasa oo qurbajoogta deegaanka ee degan Ingiriiska ay ugu...
Arday ka qaybgeli doonta diiwaangelinta doorashooyinka Awdal oo imtixaan looga qaaday Camuud. Ardaydan oo gaaraysa 600 oo arday ayaa u...
Weerarkii argagixisadu ku xasuuqdey dadkeena oo hadda dhimashadu marayso ilaa 20 ayaa waxa ku jirey ilmoyar oo hooyadii ay argagixisadu...
Beesha Gaaljecel ee degan Hiiraan iyo Jowhar ayaa ka qaylidey cadaalad daro lagu sameeyay beeshooda iyadoo beelaha kale qaarkood ee...
Dowlada Soomaaliya ayaa goordhow sheegtay iney soo gaba gabeysay weerarkii ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka gobolka Banaadir...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Daaru shifaa ee magalada Muqdisho ayaa la tacaalaya dhaawaca Wariye Maxamed Ibraahim Macalimow oo u shaqeeya idaacada Ingiriiska...
Wararka waxa ay sheegayaan in qaraxan uu ahaa mid lala beegsaday baararka waaweyn ee ku yaal xeebta Liido ee magaalada...
Waalidka wiil askari ku toogtey Hargeysa ayaa dhigey banaanbax weyn waxayna dalbadeen in cadaalad la horkeeno gacan ku dhiiglihii dilka...
Cali Warancade iyo Maxamed Xaashi oo ku hanjabay in la qaato lacag Somaliland oo ay sheegeen in ay soo daabacdeen....
Musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Wadani ayaa buugaag gaarsiiyay deegaanka Ruqi ee ka tirsan gobolka Awdal. Dadka deegaanka ayaa...
Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay horgalo Khaatumo ka soo horjeeda oo aan soo dhexmari Karin dhulka Khaatumo...
Siyaasiga Ismaaciil Aare oo shir jaraaid ku qabtey Boorama ayaa sheegay in ay haboon tahay in reer Awdal qaadacaan diiwaangelinta...
Waa barnaamij xiise leh oo laga diyaariyay nolosha qaybaheeda kala duwan magaalada Boorama oo ay kuĀ jirto jaamacada Camuud, sida...
Deegaanka xamar lagu xidh ee gobolka cayn ayaa habeenimadii xalay waxaa ka dhacday fal argagax galiyay shacabka khaatumo guud ahaana...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa ku soo wareegay degmooyin ka tirsan gobolka Togdheer halkaas oo uu dalbaday in la...
Fanaanada Hibo Nuura iyo Cadar Axmed ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin oo loo sameeyay mid ka mida ciyaaryahanadi qaranka Somaliyeed...
Xisbiga Wadani ee C/raxmaan Ciro ayaa dhar dhaxameed ka qaybiyay degmada Boorama iyo xoghayaha Wadani ee gobolka ayaa Boobe Yuusuf...
Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama ayaa ka cabanaya xafiiska diiwaangelinta magaalada oo xiran xilli diiwaangelintu ka bilaabantey Burco. Ramaax ayaa...
Ooto iyo Shiine oo labaduba ka tirsanaa SNM ayaa hanjabaad iyo isyasid isku mariyay hawada halka Ooto ku hanjabay in...