Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Burco soo gaadhay maanta waxaana lagu soo dhaweeyey meeqaam aad u hoseeya oo...
Iyadoo maleeshiyo ka socda maamulka Somaliland ay daandaansi ka wadaan magaalooyin ka mida gobolka Sool ayaa aqoonyahan reer Buuhoodle ah...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa furey shirka looga hadlayo qaabka lagu bedelayo Xasan Sheekh iyo maamulkiisa fashilmey. Axmed Madoobe ayaa...
Calaacal kii ugu dambeeyay ayaa ka soo baxaya dadweynaha reer Saylac oo hadda sheegaya in ay ka tahay tii ugu...
Itoobiya ayaa ku soo wareejisay maamulka gobolka Awdal gaari aan la garanayn siduu ku galay dhinaca Itoobiya. Ramaax ayaa fursadan...
Maamulka Khaatumo State oo ka hadlay weerar ciidan beeleed reer Soola iyo kuwa Siilaanyo soo qaadeen
Maamulka Khaatumo State ayaa ka hadlay weerar ay soo qaadeen ciidan beeleed reer Soola iyo kuwa Siilaanyo magaalada Balicad oo...
Kulan ay Magaalada Qaahira ee xarunta Dalka Masar ku yeesheen Baarlamaanka Carabta ee ka kooban 22ka dale e ku jira...
Inaa lilah waa inaa ilayhi raajicuun waxa saaka lagu aasay Hargeysa abwaan Cali Sugule oo ku geeriyooday Imaaraadka. Waxa goobta...
Ilaa iyo intii daraad ay soo baxeen in nin Somali ah noqdey kii ugu horeeyay ee lagu casuumo aqalka cad...
Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland ayaa digniin u direy dawlada Somaliya iyadoo warar ay soo baxayaan in ciidan beeleed ka...
Barnaamijka Qubanaha ee idaacada codka Maraykanka ayaa doorkan lagu soo qaatay C/raxmaan Ciise Kaahin oo Somali ah oo lagu casuumay...
Iyadoo Yurub hadda laga nacay qoxootiga oo ay yartahay wadamo soo dhaweynaya ayaa waxa intaas dheeraada in xuduudadii isku furnaa...
Mid ka mida barxadaha kubada cagta ee Muqdisho ayaa fanaanada Hodan C/raxmaan iyo fanaaniin kale oo caana ay markii ugu...
Nin ragii hore ah ayaa Hargeysa ku haysta shaqo xalaala waxase Rabi haybad u siiyay codadka dadka siiba kuwa fanaaniinta...
Siyaasi C/raxmaan Cadami ayaa naqdiyay warqadii Siilaanyo ka dhex akhriyay golaha maamulkiisa ee uu ku taageeray Sucuudiga kana soo horjeesaday...
Waxa dhaawac xoogle loo gaystey gudoomiye ku xigeenka gobolka Salal oo daraad u hanjabay dadka gobolka ee dhiban ee Faysal...
Madaxweynaha Somaliya oo ka caraysiiyay sadexda maamul ee reer Woqooyiga ah e Khaatumo State, Maakhir iyo Awdalstate isagoo maamul u...
Xafiiskii midowga Yurub ku lahaa Hargeysa ayay marhore ka guureen halka maamulka Hargeysa ay iska dhigayaan cid aanan ogeyn. Saxaafada...
Fanaanka weyn ee Cabdi Tahliil ayaa muddo u jiifay xanuun magaalada Muqdisho halkaas oo lagu guulaysan waayay in dibedda loo...
Wasiir ka tirsan maamulka Jubba ee Kismaayo ayaa ku dhiiradey in uu yiraa Itoobiya looma baahna xilli uu ka hadlayay shirka...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo halkaasoo lagu wado inuu ka furmo...
Ciyaaryahankii hore ee Ingiriiska Gary Linikar ayaa xaaskiisa ku furey caruur ay rabtey in ay dhasho. Furitaanka ayaa u dhacay...
Muuse Biixi oo aan taageero ka helayn jufada gudoomiye Ciro ayaa waxa Burco ku soo dhaweeyay jufada Siilaanyo waxayna u sheegeen...
Iyadoo maamulka Hargeysa aanu lahayn baanan sharci ah oo aduunku ictiraafsan yahay ayaa hadana waxa muran ka jiraa xeer la...
Soomaaliland yaa uga wakiil ah ama ku matalaya madasha Kismaayo? Haddii ay Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya ee...
Wasiir lagu wareejay laba dugsi oo Awdala iyo xoghayaha UCid ee Awdal oo Siilaanyo IRAN ku canaantey
Wasiirka Waxbarashada maamulka Somaliland ayaa lagu wareejay laba dugsi oo ay hay'ado ka dhiseen gobolka Awdal sheegayna in ay ku...
Fanaaniin uu ka mid yahay Xasan Wado iyo kuwa kale oo reer Awdal/Jabuuti ah ayaa deeq soo gaarsiiyay abwaanka Afgudhiye...
Buuq iyo sawaxan iyo is dhegeysi la,aan ayaa ka dhacay golaha maamulka Siilaanyo halkaas oo fursad la siin waayay in...
Taariikh la akhriyo waxa ugu khayr badan nolosha qofkana wax weyn ku reebi karta waa siirada rasuulkeena CSW. Diinteena RABIGEEN...
Sooraan iyo Jawaan iyo bahda fanaaniinta reer BURCO ayaa tacsi u direy abwaan Cali Sugule oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta....