Muwaadin Somali ah oo lagu magacaabo Xasan Cabdullahi Cismaan ayaa ku jirey tukaankiisa kadib markii ay u galeen rag hubeysan...
Wasiirka duulista hawada dawlada Somaliya mudane Jengali ayaa shaaca ka qaaday in dib u eegis lagu sameeyo heshiiskii shirkada Favari...
Masuuliyiinta degmada Boorama ayaa bilaabey cashuur xoojin waxayna baaq u direen dadka dhulalka iibsaday laakiin aan bixin cashuurtii ku waajibtey...
Umulisooyinkii ugu badnaa ayaa maanta ka qalinjabiyay jaamacada Camuud waxana la gudoonsiiyay shahaadooyin hawsha muhiimka ah ee ay hayaan. Waxa...
Oota Biixi ayaa ka hadlay kabtan laga bedelay Saylac oo diidey in uu tago Xiis iyo Maydh waxa dhinaca kale...
Taageerayaal ka soo goostey xisbiga Siilaanyo ayaa u soo digarogtey xisbiga taagta daran ee UCID ee burburka ku dhow. Jamaal...
GEERIDU XAQWEEYOO WAA XISAAB MACBUUD DHIGAY XADANTADA XANUUNKALE WAA XABIIB AD GARNOO XARADHAAMA KUGU REEB XASUUS AAN GABOOBAYEN RABOW XUURAR...
Dadweynaha ku nool magaalada Kalabaydh ayaa qaylodhaan ka direy nolosha magaalada oo ay ku tilmaameen meel cashuurta laga gurto laakiin...
Maxkamada gobolka Awdal ayaa xukuno kala duwan ku fulisey kufsadeyaal si xun u galay haween walaalahooda oo socdaal ku tagayaty...
Madaxweynaha Puntland C/welli Gaas ayaa kulan la aqaatay laba raiisal wasaare hore oo ay ka mid yihiin Cali Maxamed Geedi...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in israsaasayn goor dhawayd laga maqlay suuqa Darxumo ee Gaalkacyo taas oo...
Farshaxaniistaha weyn ee Amiin Caamir oo inta badan fikirkiisa ku muujiya fartiisa ayaa soo saarey hees uu kaga hadlaya maamul...
Sweden ayaa soo rogtey xanibaado ama baro ilaalo oo lagu eegayo dadka soo galaya dalkeeda kana soo galaya dhinaca Denmaak....
Xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday iyo xiritaan koob kubadeed ayaa ka dhacay jaamacada Camuud ee Boorama. Waxa goobta ka hadlay...
Xiriirka u dhexeeya Sucuudiga oo Shiicada la dagaalamaya iyo IIraan ayaa si fiican u xumaaday wuxuuna Sucuudigu sheegay in uu...
Waxa manta la doortey gudoomiye barlamaan oo uu yeesho maamulka Koofur Galbeed waxase la iswaydin karaa waa qabiiladee kuwa ku...
Fanaanada qaranka Somaliyeed Maryan Mursal Ciise ayaa waraysi kooban ku sheegtay in ay tahay 65 jir ku kalsoon codkeeda iyadoo...
ARAG barnaamij hordhaca oo laga diyaariyay sidii argagixisadu u xasuuqdey wariye hooyo Hindiya Xaaji
Waa barnaamij hordhaca oo idaacada qaranku ka diyaarinayso sidii argagixisada u xasuuqdey wariye hooyo Hindiyo xaaji Maxamed sidaana agoon buuxda...
Diiwaangelinta laga hirgelinayo Woqooyiga Somaliya gaar ahaana inta hadda sheegata magaca Somaliland ayaa la ogaaday ujeedada loo samaynayo iyo diiwaangelinta...
Cuqaal iyo waxgarad shir jaraaid ku qabtey Boorama ayaa qaadacay gudi hal jufo ah oo tirinaya qabiilada kale waxayna sheegeen...
Cabasho xoogleh ayay ka muujiyeen dadka degan tuulada Xariirad ee ka tirsan gobolka Awdal kadib raashin mucaawino ah oo ay...
Waqtigii Cumar Binu Al-Khadaab RC, uu Xukunka Islaamka haayey, ayaa Saddex Qof waxey hor keeneen Cumar binu Khadaab Nin Dhalinyaro...
Gudoomiyeyaasha Burco oo shir jaraaid qabtey ayaa ka qayliyay gudiga doorashooyinka sheegayna in uu daad soo galay ayna filayn kuna...
Macalin reer Widh widh ah ayaa ka sheekeeyay oday Ingiriiskii la shaqayn jirey oo Ingiriiska ku hadla laakiin aan qorin...
Degmooyinka Buuhoodle oo aan awalba doorasho ka dhacayn ayay sheegeen gudiga doorashooyinku in ay raaciyeen gobolka Sool taas oo loo...
Dhamaan waxan Salaamayaa, Guud ahaan Umada Muslimiinta Marka Xigta waxan Salaamaya Qawmiyada, Somaaliyeed ee ( Allah SWT) ku Uumay ama...
Ina lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan jaaliyadaha Bahabar Cabdalle ee Beljim, London, Iskandaneefiya, Maraykan iyo Kanada waxay tacsi tiiraanyo...
Maraykanka ayaa xirey saldhig dhinaca cirka ah oo uu ku lahaa Itoobiya kaas oo uu u adeegsan jirey diyaaradaha aan...
Dad aad u cadhaysan kana xanaaqay firqada Sucuudiga ee Salafi iyo xasuuqii uu u gaystey dad waxay aaminsan yihiin loo...
Madaxweynaha Somaliya ayaa muujiyay wadaninimo dheeraada mar uu la ilmeeyay hees qaali ah oo ay qaadi jireen kooxdii Horseed ee ciidamada...