Sidii ay u dhaceen dagaalo dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kacdoonka reer Adal isla gobolka Awdal halkaas oo ciidanka Somaliland ay gudaha...
Isimada Siciid Harti oo midaysan ayaa si cad ka sheegay shir ka dhacay QORILEY in Garoowe gogosha ay sheegeen in la...
Madaxweynaha Puntland oo waraysi xiise leh lala yeeshay ayaa wax laga waydiiyay heesaha ta uu ugu jecelyahay iyo nolosha guud...
Waxa Boorama ka socda waa Kalshaale 2 iyo Ramaax looma soo gurman wayna dili gaareen; Xisbiga Wadani
Qaar ka tirsanXisbiga C/raxmaan Ciro ee Wadani ayaa ka dhacday dhacdadii lagu khaarajin rabey Ramaax sheegayna in Boorama ku socoto...
Argagixisada Daacish ayaa ku dishay caasimada Turkiga ee Ankara ilaa boqol qof oo u badan Kurdiyiin u soo baxay banaanbax...
Kulan ay beesha Jibriil Yoonis (Samaroon) ugu yeertay Makaahiilka kale ayaa ka dhacay Boorama. Kulanka oo aad u xasaasiya ayaa...
Hogaamiyaha ururka kacdoonka reer Adal ee AARA ayaa sheegay in uu ka badbaaday shirqool ay u dhigeen maamulka Hargeysa wuxuuna...
Midowga Yurub ayaa Somaliya ku soo farageliyay arimaha diinteena ah sida dilka lagu fuliyo argagixisada xalaashaday dhiigeena ee shabaab iyo...
Waxa gobolka Yorkshire (Yoogsha) ee dalka Ingiriiska lagu helay dambi hooyo ilmaheeda biyo liqeen halka iyaduna ku mashquulsanan fariin dirida...
Waa sheeko qosola oo laga matalayay raga saarta moobilkooda sawirada gabdhaha la qabo. Waxkasta waa lagu arki caalamka iyo muuqaalada...
Kalfadhigii 31-naad ee ururka Sonyo ee dhalinyarada Somaliland ayaa lagu qabtey Boorama waxana looga hadlay amniga magaalada Borama oo ay...
Maayerka degmada Saylac ayaa magaalada ku qaabilay qoxooti reer Yamana oo ah qoysas gaaraya ilaa 7 qoys oo la soo...
 Xulka Qaranka Somaliya oo is abaabulay ayaa ciyaarta koobka kubada aduunka 2018 kula ciyaaray xulka qaranka Niger caasimada Itoobiya ee...
Dawlada Hindiya ayaa magdhow ka dalbatay Sucuudiga kadib markii haweenay u shaqaynaysay qof Sucuudi ah ay gacanta ka jareen. Sucuudiga...
Raâiisul wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Dessalegn ayaa magacaabay gole wasiirro oo ka kooban 30-wasiir oo ay ku jiraan saddex raâiisul...
Haweenay Ingiriisa oo ka badbaaday cudurka Ibola ayaa hadana dib looga helay cudurkaas dilaaga iyadoo dalkaasi Nayjeeriya ee Somaliya ka...
Dagaal xoogan ayaa xalay fiidkii ka dhacay aaga Gorayacawl kaas oo dhexmaray ciidamada Awdalstate ee aaga Gorayacawl iyo maleeshiyo beeleedka...
Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa London yimi waxana lagu soo dhaweeyay magaaladii laga taageeray ururkiisii SNM ee Ingirisku taageerada xoogan u...
Bada Magaalada Berbera ayaa liqday afar dhalinayaro ah oo ka mid ah dadka ku nool  hargeysa una dalxiis tagay magaalada berbera dhalinyaradan...
Wariye C/maalik Coldoon oo Cukuse ka eryay shaqadii tiifiiga Siilaanyo ee Hargeysa iyo sababta: ARAG
Wariyaha C/maalik Coldoon ayaa Siilaanyo ka eryay shaqadii kadib markii uu duubey barnaamij run ka sheegayay beenta lagu akhriyo dhalinta...
Xubno ka tirsan xisbiga Wadani oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa Siilaanyo ku eedeeyay in uu isagu ka masuul...
Labada xul gobol ee ku wada jira Group A, Awdal iyo Buuhoodle ayaa maanta gellinka dambe ciyaar adag isku haleeli...
Tan iyo maalintii SNM oo la baxdey SomaliLand calankeeda la taagay, dad badan bay ku cuslayd arintaasi oo garanaayay inay...
Anigoo ah Axmed Bile Kaahiye iyo marwadeyda koowaad waxaan tacsi u diraynaa Malyuun Faarax Sheekh Xasan geerida naxdinta leh ee...
Kadib weerarkii lagu khaarajin gaaray badhasaabka Boorama ee Ramaax ayaa waxa Boorama soo gaaray ciidan farabadan oo ka tirsan Somaliland...
Dawlada Maraykanka ayaa raaligelin ka bixisey xasuuqii ka dhacay isbitaal ay maamushey hay'ad basaasa oo reer galbeedku leeyihiin oo la...
Nin Hindi ah oo bakhaar ku leh magaalada Haydarabaad aya dhisay gaadhiga ugu dheer aduunyada oo laga matalay gaadhi hore...
Wasiirka warfaafinta dawlada dhexe ayaa ka hadlay sii daynta wariyeyaasha Universaltv isagoo laga dheehan karo hadalkiisa mid aanu raali ka...
Wasiir ku xigeenka amniga maamulka Hargeysa oo ka dhiiban Ingiriiska ayaa kala garan waayay fal argagixisnimo iyo mid dadku ku...
Kadib weerarki xalay ee lagu dili rabay Ramaax oo Siilaanyo u soo magacaabay gobolka ayaa taas bedelkeed waxa Ramaax uu...