Booliiska Boorama ayaa rasaas ay fureen ay ku dileen wiil dhalinyaro kadib ciyaar dhexmartey gobolada Gabiley iyo Salal. Ciyaarta kadib...
Wararka u dambeeya ee aanu helayno ayaa sheegaya in weerarkii xalay lagu khaarajin rabay Ramaax uu ahaa mid qorsheysan oo...
War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay saaka ku dileen degmada Wadajir Wiil uu adeer...
War deg dega oo hadda naga soo gaadhay ayaa sheegaya in saakadii hore guriga badhasaabka Ramaax ee Boorama lagu qaaday...
Salaadiin iyo siyaasiyiin ayaa ka qayliyay dhagaxtuur ka dhacay garoonka Boorama xilli ciyaar dhexmartey Awdal iyo Hawd ay dhalinta Awdal...
Dawlada Yaman ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in la dhaqangeliyo heshiskii qaramada midoobey ee lagu saxiixay Masqad kaas...
Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta sheegay in maalinta berito ah uu furmi doono wada...
Musharax Maxamed Muuse oo u sharaxan jagada madaxtinimada Jasbuuti doorashoyinka soo socda ayaa ka hadlay waxa uu aaminsan yahay inkastoo...
Soo dhaweyn si aada loo soo abaabulay ayaa London loogu sameeyay wasiir ku xigeenka warfaainta dawlada Somaliya oo booqasho ku...
Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo ayaa ku sugan Ireland halkaas oo hadda la ogaaday goobta casuuntey Siilaanyo oo ay had iyo jeer...
Sir ma qariyihii Edward Snowden ee hore u qarxiyay in dawlada Maraykanku dhegeysato teleefanada guryaha iyo internet-ka ku jira iyagoo...
Diyaaradaha RUUSHKA ee duqeynaya argagixisada ay taageeraan Maraykanka, Yuhuuda iyo Sucuudiga ee burburiyay Siiriya ayaa ku dhawaaday xadka Turkiga halkaas...
Ciyaaraha maamulka Somaliland ayaa qayb ahaan ka furmay Boorama halkaasoo xulka gobolka Awdal u garaacay xulka Hawd oo intooda badan ka...
Maayerkii hore ee Boorama Saleebaan Xasan Xaddi ayaa si dadban u sheegay in beeshiisu SNM keentay Boorama iyo dawladnimada. Mar...
Barnaamijka doorka haweenka oo ay daadihiso Amaal Kayse ayaa doorkan lagu soo qaatay dhacdadii fanaaniinta iyo caydii loo gaystay fanaaniin...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka qayliyay cinwaan magaciisa barta bulshada...
Odayaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda beesha Warsangeli ee gobolka Sanaag ayaa cmbaareeyay weerar ka dhacay Laasqorey oo ay qaadeen...
ARAG barnaamijkii xiisaha lahaa ee Cali Xaraare ee kaftanka siyaasada oo doorkan lagu jafay Puntland
Waa barnaamijkii xiisaha lahaa ee Cali Xaraare ee kaftanka siyaasada aadkana u qosol badnaa oo doorkan lagu jafayo Puntland iyo...
Haweeney 23 sano jir ah oo dhalatay lugo la’aan ayaa maalintii waxay shaqeysataa 750 Dollar iyadoo leh xirado dhowr nooc...
Waxa manta soo gaaray magalada Boorama ciyaartoyda gobolka Gabiley oo ka mid ah gobolada ku ciyaari doona Boorama ciyaaraha gobolada....
Somali caraysan oo midkasta godkooda loogu soo galay ayaa aragtey in qabiilku xunyahay una soo baxay gabadh reer Somaliland ah...
Magaalada la yiraa Metema ee xadka Itoobiya iyo Suudaan waxay ahayd xarun aad u camiran oo ay sii maraan dadka...
Kooxda argagixisada Daacish ee ka dagaalanta dalalka carabta gaar ahaan Suuriya iyo Ciraaq ayaa markii ugu horeysay fal argagixiso ka...
Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in werar ay kala kulmeen ciidamada Jubbaland....
Wasiirka Macdanta Itoobiya Tolosa Shagi ayaa sheegay inay rajeynayaan dhoofinta Gaaska Dabiiciga ah sanadaha soo socda kaas oo ay ka heli...
Maamulka Khaatumo oo qirtey in ay si xarago leh u soo furteen maxaabiis ku xirneyd Laascaanood: ARAG
Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo State Cagalule iyo gudomiyaha barlamaanka ayaa ka hadlay dhacdadii usbuuci hore ee maxaabiis looga soo furtey...
Waxaanu halkan idin ku soo bandhigaynaa muqaalka riwaayad aad u qosol badan oo reer Galmduug dhigeen taasi oo lamagac baxday...
Beesha Arab)Isaaq) ayaa beesha Siilaanyo ka sugeysa in ay codka ugu shubto. Haweenay u hadashay ayaa sheegtay in aan la...
Xalay ayaa markale waxaa jeelka wayn ee magaalada Laascaanood jabsaday maxaabiis ku xidhnayd oo ka baxsaday gudaha jeelkaasi, kuwaasi oo dib u...
Golaha deegaanka degmada Boorama ayaa codsaday ilaalinta nabadgalyada maadaama ay magaaladu martigelinayso ciyaaraha oo ay iman doonaan dhalinyar ka timaada...