Iskuduwadaha ciyaaraha gobolka Awdal iyo tababaraha gobolka Awdal ciyaarta baaskidka Qaasim Muxumed Geelle ayaa ka hadlay fiowdo ka socota qabanqaabada...
Shirkii ka socday Muqdisho ee hiigsiga 2016 ayaa la soo gabagabeeyay waxana goobta ka hadlay dhamaan maamul jufeedyada jira iyo...
In Mudane, Abiib Axmed Cali, uu ahaado Agaasimaha Guud ee Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland....
Oday dhaqameedyo saf soo galay oo Siilaanyo raacsan ayaa khaati ka istaagey haamaha shidaalka Berbera oo yar iyo weynba hadal...
Tartanka qaansada iyo leebka ayaa hadda noqdey mid aad looga xiiseeyo deeganada Somalida waxana u soo daawasho taga dadweyne sii...
Waxa la soo gabagabeeyay shir badhasaabyada Somaliland uga socday magaalada Diridhaba kaas oo uu garwadaan ka ahaa madaxweynaha ismaamulka Somalida...
Prof Axmed Samatar oo ka dhacay saaxada siyaasada Somaliya guud ahaan ayaa waraysi laga qaaday lagu waydiiyay in uu reer...
Abwaan Geestiir ayaa ka yaabay tayo xumada badhasaabka Boorama Ramaax kuna cabiray gabay uu u diray Siilaanyo una sheegayo in...
Dhamaan hawlwadeenada Araabinews waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan boqor Kolonel Axmednuur Bile Kaahiye iyo boqorad Haboon Buraale Waaberi oo...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun Dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi u dirayaan ilma Muumin Yaabe geerida ku timi aabahood...
Madaxda Puntlan iyo Jubba Cabduwelli iyo AXmed Madoobe ayuaa khidad u dhigey Xasan Sheekh iyagoo midkoodba mar ka baxay shirka...
Hooyo Somaliyeed oo la sheegay in la baxsatay laba caruura ayaa lagu qabtey dalkaasi Kanada. Hooyada oo lagu magacaabo Aniisa...
Maalintii shalay duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo waxa ka dhacay fal dil oo ay geysteen 10 askari oo ka tirsan...
Madaxweynaha Khatumo State Prof Galaydh ayaa ku baaqay in uu diyaar u yahay in uu wadahadal la galo maamulka Somaliland...
Haweenka mucaaradka Wadani iyo Ucid ayaa qaylo dheer ku sheegay in Siilaanyo murdiyay (muudsaday) hanitda dadka iyo tan guud. Waxay...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa furay shir looga hadlayo sidii loo dhisi lahaa dawlada xigta mar hadii uu ku fashilmey...
Dhacdo foolxun ayaa ka dhacday wadanka Norway kadib markii hooyo Somaliyeed oo wadatay midi uu si toosa nin booliisa oo...
Suldaan kale ayaa beesha reer Dudub (Samaroon) ay ku doorteen Boorama iyadoo sadex cisho kahor la magacaabey wiil uu dhalay...
Salaadiinta reer Hargeysa ayaa si wadajira uGu baaqa\y Siilaanyo in uu soo daayio oday dhaqameed uu xidhay oo kaliya hadlayu...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa waraysi ay la yeelatay idaacada codka Maraykanka ayaa wax laga waydiiyay abaaraha sadex jirsaday...
Safiirka dawlada Somaliya u magacowday Maraykanka ayaa la kulmay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama munaasabad ka dhacday aqalka Cad halkaas oo...
Sarkaal laga waraystay tirada ciidanka ay tababareen si ay xukunka uga tuuraan madaxweynaha Suuriya ayaa ku sheegay wax aan laga...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in argagixisada Taliban ay weerarku qaadeen saldhig ay leeyihiin ciidanka cirka Bakistaan oo ku...
Bakteeriya lagu kala qaado galmada oo iska celisa daawada oo ka dilaacday Ingiriiska iyo qaylo dhaan
Bakteeriya keenta cudurada lagu kala qaado galmada ee gonoriya (gonorrhoea) ayaa daawooyinkii lagula tacaalayay waxba ay ka qaadi waayeen taas...
Xaflad lagu soo dhaweynayay wasiirka arimaha gudaha Khaatumo State ayaa ka dhacday Kanada magaalada Toronto waxana ka soo qaybgalay wax...
Tababar muddo sadex cisho uga socday magaalada Boorama ee gobolka AWdal dhinacyada saxaafada ayaa la soo xiray waxana gobta ka...
Ururka Fifa ee kubada aduunka ayaa shaqadii ka joojiyay Jerome Valcke oo ahaa xoghaya guud ee ururka
Ururka kubada aduunka ee Fifa oo baryahanba lagu haystay wax is dabamarin siyaasadeed ayaa hadda shaqadii ka joojiyay xoghaya ururka...
Suldaanada beesha reer Dudub Cusmaan (Samaroon) ayaa Quljeed ku calaamo saaray wiilkii uu dhalay Allaa yarxamu Suldaan Cilmi Fure Kabaal...
Maareeyaha biyaha magaalada Hargeysa ayaa booqday halka ay marayaan mashruuca biyo balaarinta oo socday in muddo ah. Dhuumaha waaweyn ee...
Wasiir ku xigeenka maamulka Somaliland ayaa Boorama u yimi xadaynta madaarka uu yiri wasiirka duulista beesha dhexe kuma haboona Boorama...