Afhayeenka iyo xiriiriyaha jaaliyada gobolada Bari ee Puntland ayaa cadaalad xumo ka tirsanaya Cabduwelli Gaas iyo Faroole oo ay ku...
Beelaha Dhulbahante ayaa ka carooday hadalo cunsureysan oo ka yeeray saxaafada iy suldaanada beesha dhexe kadib feerkii Ciro iyo Baashe....
Fadeexad tii ugu foolxumayd ayaa ka dhacday Maraykanka kadib markii wiil Muslim ah kana soo jeeda Suudaan lagu xiray saacad...
Diyaarad laga leeyahay Kanada oo ka soo duushey Yuhuuda ayaa loo weeciyay dalkaasi Jarmalka inta aanay gelin badda weynta Atlantica...
War deg dega: weerar lagu qaaday beer laga dhigi rabay guriga martida Boorama iyo hanti lagala baxay
Ciidan aan la garanayn ayaa weerar ku qaaday beerta dadkii lahaa joogaan ee la rabo in laga dhigo guriga martida...
Sidii burburka dalkla u dhacay waxa si aan gabasho lahayn loo istocmaalay xarumihii dawlada Somaliya dhamaan gobolada dalka. Meelaha ugu...
Gudoomiyaha barlamanka Khaatumo State mudane Maxamud Sh Cumar Xasan ayaa waraysi dheer isagoo jooga Balicad lagala yeeshay shirkii Balicad iyo...
Beel ka mida beelaha Habar Cafaan (Samaroon) ayaa sheegay in ay ka diga rogteen xisbiga Siilaanyo ee Kulmiye iyo sababta...
Wasiirada maaliyada maamulka Somaliland ayaa ka hadashay heshiis ay la galeen bangiga aduunka oo lagu horumarinayo dhinaca biyaha. Lama sheegin...
Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta meel mariyaay qaraar ku aadan dhisida golaha wadatashiga qaranka ee u xilsaaran jiheynta hanaanka...
Jeel weyn oo ku yaala Liibiya ayaa lagu hayaa ilaa 900 oo qof oo isugu jira Somali , Suudaani iyo...
Qofkii ugu horeeyay ayaa durba baasaboor Somali ka qaatay Buuhoodle isagoo magaaladiisa joogo. Nin ganacsade ah oo noqdey qofkaas ayaa...
Wiil uu dhalay ninkii hindisey calanka Somaliya ayaa saxaafada u sheegay in lagu haysto hanti ma guurto ah oo aabihii...
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/salaan Hadliye ayaa qarxiyay in heshiis hore ay u wada galeen labada wasaaradood ee duulista...
Madaxa socdaalka iyo jinsiyadaha dawlada Somaliya ayaa soo bandhigey baasabooro been abuura oo lagu qabtey muwadiniin Somali ah oo kaga...
Maxkamad ku taal magaalada Hargeysa ayaa xukun dul dhigtey haweenay lagu eedeeyay in ay diin qalada ku faafinaysay xaafado ka...
Suuqa ganacsiga Sunrise Shopping Mall oo ka mid ah Xarumaha Ganacsi ee ku yaallo jidka sagaalaad ee xaafada Eastleigh (Islii)...
Injineer lagu magacaabo Siidow Cismaan Cali oo ku xoogsan jiray dhinaca dhismaha ayaa argagixisada ku dishat bam ay u dhigtey gaarigiisa...
Suldaanka beesha Habaryoonis (ISAAQ) ee C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in Baashe la soo diray uuna soo diray Siilaanyo isla markaana...
Mashaqo laga naxo ayaa ka dhacday Jaziirada Farmakonsi ee ku taal dalka Gariiga, kadib markii ay ku haqrameen badda oo...
Warbixin laga diyaariyay dhibaatooyinka haysta Musliminta Ingiriiska ayaa lagu ogaaday in dambiyada ay helaan booliiska Ingiriiska magaalooyinka qaar uu yahay...
Tababar ku saabsan saxaafada ayaa looga furey wariyeyaasha ka hawlgala Boorama. Waxana tababarkan ka qaybqaatay oo Cukuse wakiil uga ahaa...
Xisbiga Wadani ee Boorama oo shir jaraaid qabtey ayaa eedayn badan dusha uga tuurey Siilaanyo kuna eedeeyay in uu kala...
Garaad Jaamac oo ka yaabay feerkii C/raxmaan Ciro inkastoo markii dambe dhulka lala dhacay goobtana ka baxay isagoo socon kari...
Kulan ay yeesheen Somalida Maraykanka iyo wasaarada arimaha gudaha ayaa ka dhacay gobolka Minneapolis ee Somalidu ku badan tahay waxana...
Madaxweynaha Kaatumo State ayaa furay xarun laga bixiyo baasaboor Somaliga magaalada Buuhoodle halkaas oo madaxweynuhu soo gaaray shalayto. Galaydh oo...
ARAG qaybtii labaad wacdarihii fanaaniinta kala duwan ka dhigeen magaalada Jigjiga sida Yurub Geenyo
Somalida Itoobiya ayaa si weyn uga qaybgalay xuska sanadka Itoobiya xaflad loo sameeyay oo ka dhacday magaalada Jigjiga. Waxa xuskan...
Ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa si weyn looga dabaaldegay sanadka Itoobiya 2008 waxana Jigjiga lagu soo bandhigey xaflad si weyn loo...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in 10 qof ay ku dhinteen kadib markii bam ku qarxay goob basaska laga...
Ciidanka amniga Masar oo ku jira foojignaan dheeraada maadaama argagixiso ka taliso dalka burburey ee Liibiya ayaa toogasho ku dilay...