Boqor Burhaan boqorka Daarood ayaa deeq gaarsiiyay qoxootiga Yamanta ee ku nool magaalada Qardho ee gobolka Bari. Boqorka oo ay...
Wasiirka maaliyada maamulka Siilaanyo ayaa ka hadhasha maamul xumadii maayerkii hore iyo sida shaqaaluhu muddo u ahaayeen bilaa mishahar. Maayerka...
Wasaarada waxbarashada ayaa gudoonsiisay shahaadooyin arday kaalimaha hore ka gashay sadex dugsi oo ku yaala magaalada Boorama waxa shahaadooyinka gudoonsiiyay...
C/waaxid Sh Cismaan Qalinle oo ah aqoonyahan reer Awdala ayaa ka digey mashruucyadan lagu shaqaysanayo ee ay ka mid yihiin...
Waxaan raaligelin u direynaa akhristayaasha sharafta leh cilad xagga farsamada ah oo na soo wajahdey muddo saacado kooban ah laakiin...
Booliiska dalka kacay ee Giriiga ayaa si arxan daro ah u garaacay qoxooti iyadoo markii dambe uu dhexmaray yar oo...
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya C/salaam Hadliye ayaa waraysi uu siinayay Universaltv lagu waydiiyay suaalo ka baxsan anshaxa wariyenimada. Wasiirka ayaa...
Korneyl Xaashi Fure oo madaxweynihii dalka u dambeeyay dirawal u ahaa ayaa soo bandhigey lahaanshaha guriga xooga looga saaray iyadoo...
Shirkii golayaasha Khaatumo State ayaa si rasmiya uga furmay Balicad iyadoo halkaas ay ka qaybgaleen golaha wasiirada iyo golaha guurtida...
Jarmalka oo qoxootiga ugu badan ee Yurub ay hadda toos u tageen ayaa codsaday in hadda lagu noqdo sharciga dhigaya...
Waxaan idiin haynaa waraysi qosol leh oo laga qaaday Faarax Murtiile oo murti uu sameeyay reer Burco ka bedeleen una...
Xasan Sheekh oo Muqdisho kula hadlayay booliiska ayaa is waydiiyay halka ay mareen ciidamo badan oo Somaliya loo soo tababaray...
Inaa lilaah waa ilayhi raajicuun dhamaan asxaabta hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan Khadra Ismaaciil Saban geerida ku timi...
Badhasaabka Boorama ayaa eedayn la fuulay oday dhaqameedyada gobolka ee soo faqa dulmiga iyo maamul xumada ka jirta magaalada. Wuxuu...
Wasiirka maaliyada Somaliland Samsam ayaa xadhiga ka jartey dhisme ay yeealan doonto wasaaradeeda magaalada Boorama waxana goobta ka hadlay masuuliyiinta...
Dhacdo aad u foolxun ayaa ka dhacday magaalada Cadaado halkaas oo wasirad ka tirsan maamulka Galmudud ay qaylodhaan xooga ka...
Wasiirku xigeenka dhinaca dalxiiska iyo dhaqanka ee ismamulka Itoobiya ayaa ka sheekeeyay goobaha loo doortey dalxiiska todobaadka ee ay booqan doonaan...
Sakariye Axmed Xasan Cowke ayaa saaxada saxaafada ku soo biirey isagoo daadihiyay barnaamijkii u horeeyay oo ku saabsan dhalinyarada. Barnaamijkan...
Jarmalka iyo Sweden ayaa noqday labada wadan ee qoxootiga dhabta ah ee ka imanaya Siiriya, Ciraaq iyo Afgaanistaan ay toos...
Suxufiyada Farxiya Cabsiiye ayaa doorkan muuqaaladeeda ay soo duubto kaga hadlaysa geesiga dhabta ah qofka uu yahay waxayna raacisay heestii...
Dib u jaleec ciidankii qaranka oo sharafi ka muuqato oo Hargeysa ka xoreynaya xulafadii Mingiste iyo SNM oo guryihii magaalada...
Suldaan Isaaqa oo ka mida kuwa wax dega Gabiley laguna soo dejiyay dhulkan inan layaal ayaa Samaroon u sheegay in...
Tahriibayaal ka tagey Woqooyiga Somaliya oo isugu jira wiilal iyo gabdho dhalinyara ayaa Itoobiya ka soo celisay xafka Suudaan. Tahriibayaasha...
Gudoomiyaha bangiga Somaliya oo shir jaraaid qabtey ayaa ka hadlay lacag been abuura oo Cabdiwelli Gaas samaystey kadibna lagu arkay...
Waxaan daraad tii ka horeysay la wada arkay sawir uu qaadey sawirle Turki ah oo muujinaya ilmo yar oo Siiriya...
Dhacdo cusub oo Yurub ka dhacday iyo qoxooti farabadan oo lug ku marayay Hungari laguna dayay xoog laakin socon wayday...
Dirawalkii madaxweynihii hore ee Somaliya ayaa Muqdisho loo sheegtay sheegayna in askar iyo tikniko badan gurigiisa la soo dhoobey uuna...
Dhibaatooyinka Musliminta haysta maanta waxa ka masuula argagixisooyinka diimaha ee ka dilaacay dalalka Muslimka kuwaas oo keenayt masiibooyin qaran iyo...
Barnaamika codka Maraykanka ee Qubanaha ayaa doorkan taabtey arimo aad u xiiso badan oo ay ku jiraan soo jeedismaha is...
ARAG hees mardhow daawaha laga rogey oo ka hadlaysa nin gurigii laga xidhey: Nabsigu waa cadow jiree
Waa hees mardhow daawaha laga rogey oo ka hadlaysa nin gurigii laga xidhey iyo calaacal uu la fariistey dibedda. Waa...