Badhasaabka Boorama Ramaax ayaa deeq qalab ciyaareed ka gudoomey ururka ama wiilasha Cilmi Rooble Fure Foundation oo uu dhalay Cilmi...
Aabaha dhalay ilmaha yar ee baddu soo tuftey ee aduunka dhan ka murugooday ayaa marki ugu horeysay ka hadlay dhacdada...
Dhacdo aad ka naxayso ayaa ka dhacday dalkaasi Hungari ee qaarada Yurub kadib markii ciidanka booliisku joojiyeen tareen ay saarnaayeen...
Sida la xaqiijiay ganacsade ay xigaal iyo gacal yihiin madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa saaka...
Ururka Sonyo ayaa Boorama kulan kula qaatay dhalinyarada magaalada halkaas oo lays waydaarsaday xogta jirta. Waxa goobta ka hadlay dhalin...
Gudoomiyaha maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal ayaa garsoorayaal cusub u dhaariyay gobolka Awdal oo uu sheegay in aan gobolka la...
Waa qaybtii sadexaad sheekadii aad u xiisaha lahayd ee daaha ka rogeysa hagardaamooyinka kooxda argagixisada shabaab iyo sida ay u...
Dawlada Somaliya ayaa u magacaabay jeneral Maxamed Aadan Axmed in uu noqdo taliyaha cusub ee xooga dalka Somaliyeed kadib so...
Sawirka ilmo yar oo loo malaynayo in uu u dhashay Siiriya oo baddu ku liqdey inta u dhaxaysa Giriiga iyo...
C/raxmaan Ciro iyo Jamaal Cali Xuseen oo saxaafada la hadlay ayaa ka hadlay warqad Siilaanyo u direy oo ku saabsan...
Waxa dhawaanahanba ka socday magaalada Balicad shir ay lahaayeen madaxda Khaatumo State iyo dhamaan golaha barlamaanka iyo wasiirada. Shirkaas oo...
Wasiirada caafimaadka dawlada Somaliya ayaa waraysi xasaasiya waxay kaga warantey adeegyada caafimaadka dalka ka jira iyo sida kharash la'aantu u...
Sidaan daawaney daraad C/raxmaan Saylici oo dhagax dhigeya hanti ninkeedii muddo yar mootan yahay oo wali xataa aboorkii taaban. Sida ay...
Waxa dhawaanahan aad daawateen in dhul ku yaala Boorama laga dhigayo guriga martida ee ay ku soo degaan madaxda ka...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh oo ku socda Talyaaniga ayaa sii maray Jabuuti halkaa oo uu ku soo dhaweeyay madaxweynaha Jabuuti...
ARAG qaybtii 2 sheekadii xiisaha lahayd ee UGUS ( argagixisada shabaab) tagtaye ka ilaasho ubadkaaga
Waa qaybtii labaad sheekadii xiisaha lahayd kana hadlaysay siyaabaha badan ee argagixisada UGUS u xasuuqdo dadkeena. Doorkana waxa ku jira...
Shirkad ay leedahay Imaaraadku ayaa xaafad cusub oo waxkasta leh ka dhisaysa magaalada Muqdisho looguna magic daray daarta nabada ama...
Wasiirka waxbarashada Geedoole ayaa dhegeystay in wasirki isaga ka horeeyay ee Samsam ay iyadu taqaanay kaliya dugsiyada Gabiley iyo Arabsiyo...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa ka qaybgalay xaflad arday ka qalanjabisey jaamacad ku taal Hargeysa. Saylici ayaanay dhaafuin xafladaha noocana...
Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa oo mudo dheer u ololayn jiray in Somalidu hal tahay hal dawladna yeelan karto ayaa ka...
Mid ka mida jaamacadaha ugu fiican dalkaasi Bakistaan ee caafimaadka gabdhaha ayaa lagu arkaa in ay aad uga badan yihiin...
Qoys Somali ah oo Ingiriiska degan ayaa waxa qabsatay qiso cajiiba kadib markii la faray bisad dhimatay in la aaso....
Wasiirka ciyaaraha Somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa ka mid ahaa xubno u hanjabay Saylici iyo Samaroon..Wuxuuna yiri awoowgaa (Sayliciyow) oo...
Magaalada Hargeysa ayaa qaylodhaan xooga oo xaga hilibka ay ka taagan tahay kadib markii laga waayay hilib. Ganacsatada hilibka ayaa...
Siyaasiga reer Awdal Maxamed Alabari ayaa ka jawaabay hadalo uu sheego gudoomiye ku xigeeka barlamaanka Somaliland Baashe oo ah in...
Xaaska madaxweynaha Somaliland ayaa booqatay isbtitaalka dhalaanka magaalada Hargeysa halkaas oo ay wasiirada u sheegtay in hooyo wada dhashay kuna...
Maamulka Khaatumo State ayaa taabtey qodobada looga hadlayo shirka golaha wasiirada iyo dawlada Khaatumo uga socda deegaanka Balicad oo camiran....
Waxa lagu dhawaaqay natiijada imtixaanaadka gobolada cWoqooyiga waxana la shaaciyay in dugsiyada Hargeysa ay galeen kuwa koowaad halka mid mid...
Wasiirka boostada Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa ku sheegay xeerka isgaarsiinta qaranka ee hadda horyaala dawlada dhexe mid aan iyaga...
Nala daawada qaybtii koowaad ee sheekadii qosolka iyo runta ahaa ee UGUS jabtee ka ilaasho ubadkaaga
Waa qaybtii koowaad sheeko taxane ah oo ay inoo jilayaan hobolada Waaberi gaar ahaan Oday Cabdulle iyo kuweo kale oo...