Safiirkii hore ee Somaliya u fadhiyay Kiiniya Cali Ameeriko ayaa shalay maamulka Beledweyne u diideen in uu gudaha u galo...
Xildhibaanada beesha dhexe oo uu shir gudoomiyay C/raxmaan Ciro ayaa ansixiyay xeer ay diidanayaan xildhibaanada reer Awdal. Xeerka ay ansaxsadeen...
Wakiilka IGAD u qaabilsan Somaliya Afey ayaa u hanjabey cidii carqaladeydsa hanaanki lagu doortey Axmed Madoobe oo ay doorteen barlamaan...
Mataanihii ugu da'da yaraa ee dhawaan isku guursaday Hargeysa kadib maxkamad isku meherisey oo hadda jooga guriga wiilka aabihii ayaa...
Waxaan si deggan u akhriyay sagaalka bog ee dacwadda ka dhanka ah Madaxweynaha oo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanku ay u...
Marwada madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh marwo Sahro Cumar Xasan ayaa caruur ka ururisey darbiyada Muqdisho isla markaana gaysay xarun lagu...
Xildhibaan Cabdi Baradhe ayaa ku qarxiyay xildhibaanada ka soo jeeda Awdal oo dhawaan Siilaanyo u sheegay in ayna 13 cod...
Ceel biyood xilligii loo baahnaa fadhiistey dadkii deganaa ee ku noolaana ay ka qaxeen ayaa hadda dib boodhka looga jafay...
Warbaahinta qaranka ayaa markii ugu horeysay booqatay magaalooyinka Baardheere iyo Diinsoor oo laga xoreeyay argagixisada shabaab ayaa xoriyad hadlay. Waxase...
Wararka ka imanaya Kismaayo ayaa sheegaya in Axmed Madoobe mardhow is doortey afar sano oo kale iyadoo barlamaanka la sheegay...
Waxaan wada ognahay kaalinta boqortooyada Adal ka qaadaya horumarka iyo isku xirnaanta Somalida. Waa filim ay wadamada carabtu ka diyaariyeen...
Xildhiban Xoog oo ka tirsan maamulka Siilaanyo ayaa qarxiyay sababta dhabta ah ee askarta Siilaanyo isku cunayaan ay tahay maamul...
Munaasabad AIR Jabuuti Cargo dib uga bilowdey duulimaadyo ayaa lagu qabtey Muqdisho waxana furitaanka ka qaybgalay safirka Jabuuti u fadhiya...
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow go’aan ka soo saaray mooshinka laga soo gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo Guddoonku uu si...
Madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif ayaa ka soo degay Buuhoodle halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Galaydh ayaa...
Kulan balaadhan oo ka dhacay huteel Haldoor ee Boorama ayaa looga hadlay sidii loo dhaqaajin lahaa dekeda Lughaya. Kulankan oo...
Xasan Sheekh ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mooshin laga keenay xukunkii sheegayna in mooshinkani curyaaminayo hawshii la soo qabtey....
Basasleyda danyarta ah ee Berbera ayaa qaylodhaan ka direy shirkado wadaado leeyihiin oo suuuqii ka saaray sida ay sheegeen waxayna...
Nala daawada ruwaayad aad u qosol badan oo laga matalay sida reer Jubba isugu dhegen yihiin. Gabadh ku matalaysa Axmed...
Wasiirka ciyaaraha maamulka Hargeysa ayaa ku raftey in uu akhriyo warqad ay ku qorneyd xilliga la bilaabayo tartanka ciyaaraha Somaliland....
Waa maalin farxadeed waxayna ii tahay maalintii aan dhashay oo kale maadaama aan hoos joogo calaykeyga iyo ciideyda waxa sidaas...
Waxay ahayd usbuucii hore markii nin qoxooti ah oo u dhashay dalkaasi Eriteriya u xasuuq ka gaystay tukaanka caanka ah...
Sida ay qortey wargeys ka soo baxa dalkaasi Yugandha ayaa lagu sheegay in askari ka tirsan ciidankooda uu isdiley kadibna...
Dalxiisayaal cadaan ah oo ku damaashaadayay xeebta Danish town Karrebaeksminde ayaa waxa ay la kulmeen dhacdo argagax galisay noloshooda. Dalxiisayaashaani waxaa...
Mooshin ama soo jeedin ka dhana madaxweynaha Somaliya ayaa loo gudbiyay gudoonka barlamaanka galabta iyadoo laga dalbanayo in xilkla laga...
Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama ayaa sheegay in ay hore u ogaayeen in xushmad xumada taala Hargeysa laakiin hagid ka...
Masaajidkii ugu horeeyay ee Boorama laga dhiso oo jirsaday qarni in ku siman ayaa dhulka lala simey iyadoo la rabo...
Booliiska magaalada Berbera ayaa qabtey nin iyo naag Oromo ah oo wata sagaal caruura oo Somali ah. Caruurtan ayaa 4...
Wararka laga helaayo Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Dawlada Somalia uu isku soo dhiibay Horjooge ka...
Afar gawaadhi oo raashina oo aad loogu baahnaa ayaa la gaarsiiyay gobolka Awdal gaar ahaan Dilla iyo Magaalacad. Madax ka...