Wasiirka u sareeya guriga Siilaanyo ayaa ka waramay xildhibaan lagu garaacay oo la tuurtuurey guriga Siilaanyo. Dhacdadan foosha xun ayaa...
Waxaan daraad daawanay xildhibaanada Hargeysa u jooga reer Awdal oo qaylo dhaan u diraya Siilaanyo iyagoo u muuqdey in aan...
Dawlada Somaliya ayaa shaacisey in dalka oo dhan min Looyacado ilaa Xadka Kiiniya laga waayay cudurka dabaysha ee afka Ingiriiska...
Gudiga doorashada waxay ahayd in la dhiso sadex sano kahor wuuse ka seexday Xasan Sheekh iyo intii la shaqaynaysay hadaba...
Prof Cabdi Samatar ayaa faahfaahin dheer kaga waramay daraasaad ay ka sameeyeen bugta federaalka ee hadda ka jirta dalka wuxuna...
Dadka deegaan u dhow Gabiley ayaa daayeer ka adkaaday waxayna cabasho xoogan u direen Siilaanyo si uu wax uga qabto...
Baliga biyaha ee Caro-garanuug oo xilliyo ahaa goobta kaliya ee ay ka cabaan dad aad u farabadan ayaa burburkii la...
Wasiir ka tirsan maamulka Siilaanyo ayaa hadda leh waxaan iska casilay qabyaalada faraha goosatay maamulka taas oo lagu tilmaamo tan...
Dhab ka hadal waa barnaamij aad u xiise leh oo aalaaba lagu soo qaato arimaha markaas taagan waxana daadihiya suxufiga...
Dil maanta ka dhacay Boorama ayaa lagu dilay xidigle halka gaashaanlana uu dhaawac yahay lama garanayo sababta uu dilka u...
War dega dega: Askari ku dilay xero ku taala Boorama xidigle halka gaashaanle yahay dhaawac halis ah
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka milatariga uu xero ku taal Boorama ku dilay nin...
Kulan ay jaaliyadu ka qaybgashay oo madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif kaga hadalayay hay'ada Samadoon ayaa munaasabada waxa ka...
Wasiirka duulista iyo hawada dawlada Somaliya mudane Jangali ayaa Buuhoodle jooga isagoo halkaasi si aada loogu soo dhaweeyay. Buuhoodle ayaa...
Xasuuqii askarta Siilaanyo u gaysteen dhalinyar halkaas oo wiil 11 jira ku geeriyoodey ayaa waxa goob isugu baxay haween iyo...
Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka ee barlamaanku ansixiyay laba bilood ka hor ayaa loo furey tababar ku saabsan sida ugu...
Suldaanka guud ee beelaha Isaaq Suldaan C/qaadir ayaa a sheegay in Daahir Rayaale wali madaxweyne u yahay Woqooyiga (Somaliland). Suldaanka...
Huteel Siyaad ayaa argagixisada banaysatay dhiiga muslimiinta ee shabaab ayaa bishii barakaysneyd ee Ramadaan xilli dadku afur isku diyaarinayeen ay...
Suldaan Abshir ayaa Hargeysa ka soo noqdey isagoo dareensanaa in si sharaf dhaca ay ula soo dhaqmeen madaxdii Isaaqa ahaa...
Hay'ada lacbagta aduunka ee loo soo gaabiyo IMF ayaa diidey in ay Somaliya siiso lacag kale oo Dayna ilaa lacagtii...
Booliiska Siilaanyo magaalada Hargeysa ayaa caawa waxay wararku sheegayaan in uu rasaas hoosta ugu dhigey dhalinyar dhagxaan tuureysay.Ma jiraan warar...
Madaxweynihii hore ee Somaliya oo la hadlayay jaaliyada reer Awdal ee London ayaa shegay in nabada dalka ay hogaamiyaan reer...
Maanta subaxii hore ayay ahayd markii ciidamada Itoobiya ee ku jira Amisom ay ka shakiyeen dad shacaba una maleeyeen argagixisada...
Maayerka Boorama ayaa ka Hadley dhismeyaal aan la garanayn inta ay yihiin laakiin markii dambe uu ku sheegay 215 guri...
Xildhibaanada gobolada Awdal ayaa markale ka cawdey in ay 13 kursi Ku galaan doorashada soo socota hadeyba dhacdo. Horey ayay...
Waxa durba muran ka taagan yahay halka lagu qababayo shirka maamul loogu samaynayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe. Xasan Sheekh...
Madaxweynaha Somaliya oo la hadlayay beesha caalamka kuwooda garab taagan Somaliya oo dhan ayaa sheegay in dalku galay marxalad cusub...
Ardayda dhamaysay dugsiga sare ee Boorama ayaa kulan la qaatay jamacada Camuud micnaheedu yahay jaamacada oo u soo bandhigeysamaadooyinka ay...
Kulankii madaxweynihii hore ee Somaliya Sh Shariif ayaa u dhacay si habsami ah waxase odayada Samaroon ee ka hadley hay'ada...
Kulan goor dhaweyd soo dhamaatey ayaa ka dhacay galbeedka London halkaas oo madaxweynihii hore ee Somaliya Sh Shariif Sh Axmed...
Warqad la sheegay in uu madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale u direy raiisal wasaarihii Ingiriiska oo ku dalbanayay in...