Madaxweyaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, xubno ka tirsan labada...
Baadhitaan lagu sameeyay guri uu ka soo baxay nin ka tirsanaa argagixisada shabaab oo iskii u qarxay shalay galab ayaa...
Taariikhda Woqooyiga Somaliya ayaa markii ugu horeysay lamaane aad u da'yar ay isku guursadeen magaalada Hargeysa. Lamaanaha oo da'deedu kala tahay...
Wararka ka imanaya gobolka shabeelaha hoose caasimadiisa Marka ayaa sheegaya in dagaal xun uu ka qarxay magaalada saakadii hore e...
Barre Hiiraale ayaa ka hadley heshiiskii burburey ee dhexmaray siyaasiyiinta beesha Sade iyo Axmed Madoobe kana dhacay Doolow oo ah...
Dadka magaalada Walaweyn ayay xalay soo wajahdey cabsi tii ugu xumeyd kadib markii afduub loogu gaystey magaalada nabadoon caana oo...
Garbahaaray- 7-Agoosto-2015 (Araabinews)- Laba saacadood kadib markii siyaasiyiinta beesha Sade iyo Axmed Madoobe heshiis ku gaareen in la wada shaqeeyo...
Xildhibaan ka tirsan xisbiga Obama oo ka soo jeeda Yuhuuda ayaa ka hor yimi heshiiska uu Obama la galay Iiraan...
Axmed Madoobe oo sheegay in uu doorasho u taagan yahay xilli barlamaankii dooran lahaa la kala direy
Muranka siyaasadeed ee Jubba ayaa cirka isku sii shareeray iyadoo Axmed madoobe sheegay in uu u taagan yahay in uu...
Jasiirada lagu magacaabo Faylaka oo ku taal dalkaasi Kuweyt ayaa laga qaxay 25 sano ka hor kadib markii madaxweynihii dalkaasi...
Ganacsatada iyo dadka caadiga ah ayaa ka qayliyay lacago beena oo la soo galiyay suuqa kuwaas oo keenay sicir barar....
Abaar tii ugu xumeyd ayaa ku habsatay deegaano ka mida Saylac oo dadka badankooda xoolihii ka dhamaadeen inta hadheyna ay...
Iimaanku marna waa kordhaa marna waa diciifaa waa casharka diiniga ah ee Jimcahan oo uu inoo akhriyo fadiilatulaah Sheekh Mustafe...
Shirkan waxaa dhinaca Maamulka Juba ku matalaayay Madaxweyne Ku Xigeenka jeneral C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ay ku wehlinayeen qaar...
Madaxweynaha Masar ayaa furey dib u balaadhinta biyomareenka Suweys halkaas oo maraakiibta u kala gooshaya Yurub iyo Eeshiya ay si...
Hogaamiyaha dalkaasi Woqooyiga Kuuriya ayaa go'aansaday in saacada dalkaasi dib loo dhigo nusaac taas oo ka dhigeysa in dalkaasi uu...
Guurtida uu ugu weyn yahay oday xaaji Waraabe oo diidey in ay ka noqdaan go’aankooda maxaase ku xiga
Golaha guurtida Somaliland ayaa shir jaraaid ku qabtey Hargeysa sheegayna in aaney ka noqon donin go'aankii ay mudada ugu korrdhiyeen...
Jaamacada Hargeysa oo baryahan xidhneyd ayaa go'aan laga soo saaray in dib loo furo iyadoo go'aamada qaar la sheegayo in...
Maalin dhaweyd ayay ahayd markii dawlada hoose ee Boorama ay cagaf kula dul martey guryo dhismayaal ka socdey kuna tilmaantey...
Dagaalka ugu wey n ee Muslimiinta haysta sanadadan aan ku jirno iyo kuwo soo socdaba waa la dagaalanka kuwa afduubey...
Ciyaarta dhaantada nooceeda dambe ayaa ka mida ciyaaraha aadka looga xiiseeyo ismaamulka Somalida Itoobiya. Tartan dhaanteed oo laysku jilbo laabtey...
Isqarxin aan cidi sheegan ayaa lagu qaaday masaajid ku yaala Sucuudiga halkaas oo ay ku dhinteen saraakiisha amaanka. Isqarxintan ayaa...
Diyaarad khaasa ayaa ka degtay Ceerigaabo markii ugu horeysay. Diyaaradan oo ah noocii gaboobey ee Ruushkii hore ayaa la sheegay...
Waxa hadda la cadeeyay in garabkii diyaaradeed ee laga helay badda Hindiya uu noqdey kii diyaaradii Malaysiya ee la waayay...
Wasiirka gudaha maamulka Puntland ayaa booqdey xerada ugu weyn ee ay ku jiraan dadkii Somaliyeed ee ka soo cararay dagaalka...
Ciidanka xooga dalka qaybta lixdanaad ayaa soo bandhigey gawaadhi ay ka furteen argagixisada shabaab hawlgal ay guul ka gaadheen oo...
Wasiirka waxbarashada dawlada Somaliya oo ka hadashay cida la siiyo deeqaha waxbarasho ee lagu soo qaato magaca Somaliya guud ahaan...
Dadka masaakiinta ah ee ku nool deegaanka Garbdadar ayaa ka waramay xilliga roob uigu dambeysay. Dadkan ayaa ku nool nolol...
Daraasad uu qayb ka yahay Prof Cabdi Samatar oo la ogaaday in Somalidu ayna warba u ahayn federaalka
Waraysi uu bixiyay Prof Cabdi Samatar oo uu kaga hadlay daraasad ku saabsan Federaalka ayuu ku soo ogaadey in Somalidu...
Gobolka Awdal gaar ahaan nawaaxiga caasimadiisa Boorama ila Dilla waxaa lagu yaqaanay cagaar aad u qurxubadan xilliyadii dalku dhisnaa,,laakiin intii...