Shaqaale lagula kacay cadaalad xumo magaalada Berbera ayaa ka qayliyay sida xun ee loola dhaqmey..Waxay sheegeen in been laga sheegay...
Marwo Caasha Geelle oo hore u ahayd gudoomiyihii dib u eegista dastuurka iskana casishey sababo siyaasadeed oo ku qotomo is...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dooni dad laga soo buuxiyay kana soo baxdey dalka burburey ee Liibiya ay...
Safarada Siilaanyo uu u baxo oo inta badan looga jeedo in dhalinta lagu tuso in uu wali soconaya ayaa waxa...
Ciidamada nabadsugida Somaliya ayaa hawlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxaysa Afgooye iyo Muqdisho ku burburiyay dhul duura fadhiisimo ay...
Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya ayaa ugu baaqay qurbajoogta in cidii wax haysata ay dalkooda dib ugu soo noqdaan isagoo xusey...
Dugsiga sare ee Geb ee gobolka Awdal oo uu dadka deegaanka ugu deeqay wasiirkii hore ee arimaha Dr C/raxmaan Ducaale Bayle...
Faysal Waraabe ayaa is waydiiyay halka ay ka dhaceen wadaadadii Walaweynta (reer Koofureedka ayay u yaqaan beesha dhexe Walaweyn) u...
Maayerka Lughaya ayaa qaylodhaan ka direy abaaraha ka jira deegaankiisa isagoo lagu eedeeyay in u dibedda uga soo saaray dhalinyar...
Maamulka degmada Boorama oo wata askar ayaa dhulka la simey guryo dhismo ku socdey oo ay sheegeen in sharci daro...
Qaramada midoobey ayaa yaraysey hawshii ay ka haysay Hasrgeysa taas oo keentay in dhaqaale xumo soo wajahdo dad aad u...
Safiirka Somaliya u fadhin doona Kiiniya ayaa dharka dhaqankeena ku dhiibtey waraaqihiisa kadib manta oo uu la kulmrey madaxweynaha Kiiniya...
Wakaalada musuqmaasuqa xun baarta ee dalka Ingiriiska ayaa baaraysa shirkad ka dhisan Ingiriiska oo dawlada Somaliya u saxiixdey qandaraas ku...
Markii ugu horeysay aduunka ayaa nin u dhashay dalkaasi Ustareeliya uu mooto ama dhugdhugley ku dul marey biyaha badda iyo...
Fanaanka sida weyn loogu soo dhaweeyay caasimada Somaliya ee Muqdisho Nimcaan Hilaac ayaa Hargeysa ku soo laabtey iyadoo markiiba ay...
Maayar Xuseen Iidle mar uu ka hadlayey dad ugu dhintay haraad deegaankaas, waxa uu yidhi “Dadka ku dhintay sanadkan oo...
Qalbi aan is ogeyn waa filim Somali ah oo aad u qiso macaan loona jilay si casri ah oo aanad...
Saxaafada gobolka Awdal ayaa booqatay deegaanada Cali Xaydh iyo Gargaara ee gobolka Awdal halkaas oo abaaruhu ay weerar ku hayaan...
Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in barlamaanka Somaliya si sharci ah u kala direy barlamaanka Jubba ee ku meelgaarka ah waxase...
Dhamaan bahda Araabinews.com waxay tahniyad aroos u dirayaan boqorka iyo boqorada Xuseen Maxamed X Cumar Yaabe iyo boqorada Xamda Saalax...
Fashilka ku yimi hiigsiga 2016 ayaa waxa si aanad hore u ogeyn ka waramay hogaanka machadka nabada Jibriil Ibraahim Cabdulle....
Boqorka Sucuudiga oo ay la socdaan ilaa kun qof oo ah qoyska xukunka haya ayaa ka caraabay xeeb uu ku...
Siyaasi Maxamed Cabdullaahi Obsiiye ayaa shir jaraaid ku sheegay in Suldaan Wabar sida uu qadiyada ugu dhawaaqay ay ahayd si...
Wasaarada haweenka ayaa ugu dambeyn barlamaanka Somaliya horgeynaysa sharci xakamaynaya ciqaabna marinaya haweenka ka shaqaysta gudniinta gabdhaha taas oo xadgudub...
Waxaa magaalada Boosaso laga furay markii ugu horeysay xarun lagu dhaqan celiyo dumarka laga keenay qurbaha isla markaana ka leexday...
Wasiirka haweenka iyo qoyska ee maamulka Puntland ayaa booqatay magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn halkaas oo si weyn loogu soo...
Gudoonka waxbarashada gobolka Awdal ayaa ka Hadley sida ay u socoto waxbarashada iyadoo hadda lagu jiro xilli fasaxeedka sanadka. Caruurta...
Maamulka gobolka Awdal ayaa bilaabey biyo dhaamin iyo qaylodhaan xoogan oo loo wado dadka ay abaaruhu waxyeeleen xilli hore ee...
Kulan ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada, oo uu shir guddoominayay Ra’iisul wasaare ku-xigeen Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta looga...
Mulkiilaha guri ku yaala eeshiyada Koofureed ayaa codsaday in la badbaadiyo gurigiisa oo degaya oo biyuhuna soo galeen. Dadkii isugu...