Iyadoo la waayay Siilaanyo oo ku magacaaban madaxweynaha maamulka Hargeysa ayaa mucaaradka waxa u jawaabaya rag ay mid yihiin Cukuse...
Siyaasi reer Burco ah ayaa raadinaya halka Siilaanyo ku dambeeyay iyadoo la ogyahay in aanu wax shaqo ah ku lahayn...
Ciidamada xooga dalka oo taageero ka helaya kuwa Amisom ayaa eryadey argagixisada caalamiga ah ee shabaab oo Baardheere haysatay muddo...
Waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyoodey abwaan Cabdullaahi Sooraan oo muddo ku xanuusanaa magaalada. Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee...
Ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom ayaa qarka u saaran in ay argagixisada shabaab ka xoreeyaan magaalada wabiga Jubba maro ee...
Sida aan ogsoonahey, warar ay masuuliyiin UN-ta ah sheegaan inta badan ayaa waxa ay ku yiraahdaan hawada Soomaaliya waxaa maalinkii...
Jaaliyada Somalida Itoobiya ee Ingiriiska ayaa taageero u fidisey madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo mar labaad loo doortey hogaanka Somalida...
Jaamacad ku taal magaalo madaxda labaad ee dalka Ingiriiska ee Beemingam (Birmingham) ayaa laga helay kitaab Quran ah oo lagu...
Ciidanka heeganka u ah in ay shacabka Somaliyeed ka badbadiyaan dhibaatada argagixisada ayaa baadhis xoogan ku sameeyay goob u dhow...
Siilaanyo ayaa heegan geliyay ciidankiisa dignina u direy huteelada iyo hoolalka lagu qabto shirarka. Warkan ka soo baxay Siilaanyo ayaa...
Waxa maanta lagu hor dhaariyay gudoomiyaha barlamaanka gudiyada doorashooyinka iyo xuduudaha oo u hawlgeli doonaan sidii dalka ay uga dhici...
Hay'ada nabadsugida Somaliya ayaa soo bandhigtey markale dadka ku jira ururka argagixisada shabaab ee ay raadineyso oo uu ku jiro...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa dhagax dhigey kuliyada cilmiga fanka iyo suugaanta. Qudbad uu madaxweynaha ka jeediyay goobta ayuu ku...
Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa qeexay sababta ay ugu baaqayaan in la sameeyo maamul sharci ah maadaama ay heshiis ay galeen...
Cali Gurey oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe ayaa ku baaqay in Siilaanyo wax iska bedelo haddii kale uu ku...
Dawlada Somaliya miyay ka tanaasushey maamulida hawadeeda iyadoo wasiirka u qaabilsan arintaa uu sheegay in dawlada Somaliya aanay awood u...
Marka aad muuqaalka daawato waxaad is oranaysaa waxa dagaalku u dhexeeya Yuhuuda iyo Falastiiniyiinta markaad aragto awood hub ee Sucuudiga...
Macquul maaha in doorasho ka dhacdo dalka 2016: wax diyaara ma jiraan; Marwo Fowsiya Yuusuf sh Aadan
Waraysi kooban oo lala boobey wasiirkii hore ee arimaha dibedda Fowsiya Yuusuf sh Aadan ayay ku sheegtay in ayna macquul...
Wararkii ugu dambeeyay isqarxin lagu qaaday dalkaasi Turkiga qaasatan bulshada Kurdiyiinta ayaa argagixisada ISIL ku xasuuqdey ugu yaraan 30 ruux...
Dabdamiskii qurbajoogtu soo iibisey laakiin ay reer Boorama ku filaan waayeen in ay ka faaiidesytaan ayaa waxa manta si toosa...
Badhasaabka Boorama ayaa wacad ku maray in uu sifeyn doona isku duwayaasha gobolka oo hawshoodii gabey..wuxuu soo qaatay caafimaadka, beeraha wuxuuna wacad...
Xildhibaan Axmed Gacan oo ka mida golaha guurtida Somaliland ayaa Siilaanyo u sheegay in aanu ku meeraysan guurtida ee uu...
Sucuudiga ayaa askar ka qoranaya dhalinta fiqiirka ah ee aan garanayn waxay ku dhimanayaan ee ku nool dalalka Somaliya iyo...
Siyaasiga reer Hargeysa ee Ibrahim Dhegawayne ee ku jira golaha madasha ayaa qarxiyay qorshe ay wataan raga iyo dumarka ka...
Ciyaaryahan ah kuwa ku dul sabeeya mowjadaha badda (Surfer) ayaa ka badbaadey libaax badeed dili gaaray. Ciyaaryahan ayaan si fiican...
Waxa lagu arkey shabakado lagu yaqaan koobiga in ay soo qaateen muuqaal cidkastiba arki karto oo buga oo sheegaya in...
Hargeysa--Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa Hargeysa ka soo degay xilli uuna marna iman markii uu ahaa madaxweynaha Puntland. Socdaalka Faroole...
Badhasaabka Boorama Ramaax ayaa qado u sameeyay Daahir Rayaale halkaas oo ay isku arkeen dhamaan odayada, macalimiinta Camuud, madax jufeedyada, culimada....
Fanaaniinta Nimcaan Hilaac iyo Fartuun Cumar ayaa habeen hore qabsaday Muqdisho iyadoo shacabka magaalada ay aad u sugayeen. Nimcaan Hilaac...
Somalida ku dhaqan Kiiniya ayaa la so baxay dhaqan diina oo aad u wanaagsan iyagoo casuumad u fidiyay dadka aan...