Badhasaabka Boorama ee Siilaanyo Ramaax ayaa ku fadeexoobey goob lagu waraysanayay maareeyaha dekedda Berbera oo uu si anshaxa ka baxsan...
Xala Cabdullah waa hooyo Sucuudi ah oo guur u raadinaysa gabadheeda kuna tilmaantey dhaqanka guurka ee hadda ka socda Sucuudiga...
Waxa dhowr jeer la cuney lacago ay bixiyeen dawlado caraba oo loogu talogaley in lagu dhiso madaarada Boorama iyo Burco...
Xoghayaha xisbiga Wadani ee maamulka Hargeysa ayaa sheegay in Siilaanyo xilligiisii dhamaaday wixii ka dambeeya bisha July 27 aynau aqoonsanayn...
Hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa manta ku soo wajahan Garoowe halkaas oo uu la shiri doono madaxweynaha Puntland Cabdiwelli...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qunsuliyadii Talyaanigu ku lahaa magaalada Qaahira la qarxiyay iyo dhismaha oo ay ka...
Maanta oo kale sanadii 1995 waxay ahayd maalin taariikh madow dunida Muslimka kadib markii dad ka badan 8000 oo qof...
Xalay ayay ahayd markii argagixisada shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen huteelada Muqdisho si ay xasuuq badan u gaystaan....
Dawlada Somaliya ayaa guul ka gaartey weerar argagixisada shabaab ay afurkii dadka u diidey oo ay ku qaaday huteelada Weheliye...
Muqdisho--Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Muqdisho ayaa sheegaya in la soo afjaray mid ka mida weeraradii argagixisada shabaab...
Warar hadda soo dhacay ayaa sheegaya in argagixisada shabaab ay weerar ku qaaday huteelo caana oo ku yaala Muqdisho halkaas...
Munaafaqiinta ku dhexjira muslimiinta way noocyo badan yihiin waxayna leeyihiin wajiyo badan hadaba side lagu gartaa ama aad uga fogaataa....
Sadex hay'adood oo muslim ah ayaa bilaabay in ay lacago u ururiyaan kaniisado madow ah oo dab la qabadsiiyay bishii...
USA--Wasiirkii hore ee arimaha dibedda ee dalkaasi Sucuudiga Sacuud Faysal Cabdulcasiis ayaa ku geeriyoodey dalkaasi Maraykanka halkaas oo aan la...
Boorama--Munaasabad looga hadlay takhasuska Jaamacada oo gaaray sanadkii labaad ayaa waxa ay ka dhacday Camuud waxana goobta ka hadlay macalimiinta...
Beel degan deegaanka Sancaani ee Hargeysa ayaa ka cabanaysa dulmi ku soo kordhey oo maayerkii hore ka hayay. Maayerka cusub...
Muqdisho--Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo ka hadlay shirkadaha wali saliid ka baaraya badda Somaliya ee Kiiniya rabto in ay xoog...
Warbixin dheer oo ay qorey wargeyska aad ka loo aqristo ee ka soo baxa dalkaasi Kiiniya ee Daily nation ayaa...
Waxa goor dhaweyd lagu dil ka dhacay deegaan u dhow tuulada Qorilugud oo lagu magacaabo Baliga. Dilkaasi ayaa lagu dilay...
Burco--Magaalada Burco ayaa dadku ka yaaban yihiin wax habeenkii xoolaha u soo dhaca oo aan ahayn waraabe laakiin kala gooya...
Madaxweynaha ayaa intii munaasabadda ay socotey kala hadley madaxda laamaha amniga, xaaladda dalka uu ku sugan yahay iyo sida ciidammada...
Xoghayaha guud ee barlamaanka Somaliya C/kariim Buux ayaa ka warbixiyay go'aan ay Somaliya ka qaadatay badda ay Kiiniya hadda isticmaalayso....
Tuunisiya oo usbuuc ka hor nin waalani diley ugu yaraan 40 qof oo dakxiisayaal ahaa ayaa bilaabeysa gidaar ay isaga...
Boorama--Reer Boorama ayaa saf dheer u galay taysarada aqoonsiga oo laga bixinayay guriga badhasaabka Siilaanyo ee Ramaax. Waxay waliba ka...
Qosol qosol ay matalayaan qaar ka tirsan fanaaniinta reer Hargeysa oo dadka loo nixinayo si ayna filayn. Waxa Afrika ka...
Berbera--Masuuliyiinta Berbera ayaa hadda u muuqda in kibirkii hore ka yaraaday oo ay ilaalinayan luqadooda iyagoo hadda sheegaya in Berbera...
Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM, Jen. Jonathan Rono ayaa booqday saldhiyada ciidamada AMISOM ee Jaziirada Kudhaa oo bishii Maarso ee...
Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya Maareeye ayaa rajo tirey dadka ku jira hantida dawlada ee faraha badan oo hadda uu sheegay...
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Qaybdiid ayaa farin u direy Puntland sheegayna in haddii ay hal qodax ku taagneyd markii...
Giriiga ayaa la siiyay ilaa Sabtida soo socota in uu la yimaado qorshe cusub oo lagu siiyo dayn cusub maadaama...