Dawlada Kiiniya ayaa magdhow aad u farabadan siinaysa askar ku dhintey difaacii jaamacada Gaarisa ee argagixisada shabaab ku xasuuqdey boqolaal...
Muqdisho--Madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa daawo ay xaq u lahaayeen markii ugu horeysay si toosa loogu dhiibey...
Wasiirka arimaha dibedda ee Somaliya Dr C/salaam Hadliye oo kulan la qaatay wasiiro dawlaha arimaha dibeda ee dalka Hindiya ayaa...
Boorama--Agab ciyaareed ayaa waxa soo dhiibey taageeraasha ka tirsan xisbiga Wadani oo jooga dalkaasi Maraykanka. Agabka oo farabadnaa ayaa la...
Caabudwaaq--Madaxweyne ku xigeenka maamulka cusub ee Galmudug Xasam Maxamuud Warsame oo ka soo jeeda Caabudwaaq ama galbeedka gobolka Galguduud ayaa...
Garoowe--Maamulada Puntland iyo Jubba ayaa isku arki doona Garoowe halkaas oo ay sheegeen in ay siyaasad isku mida ka qaadan...
Dawlada Kiiniya ayaa xaqiijisey burburka diyaarad ay leeyihiin oo ah kuwa qumaatiga u kaca ayna leeyihiin milatariga dalkaasi kuna burbutey...
Boorama--Shirkada Shaba ee biyaha ee Boorama ayaa ceelkale ka bilowdey aaga Camuud xilli magaalada ay ka jirto biyo yaraan aad...
Muqdisho--Wasiirka arimaha gudaha dawlada Somaliya ayaa la kulmey gudiyada la doortey ee madaxa banana ee doorashooyinka iyo xuduudaha. Kulankan maanta...
Hargeysa--Hamiga siyaasiyiinta Somaliland (SNM) oo hore loo ogaa ayaa hadda soo shaax baxay..waxana qarxiyay warbixin laga helay xog ogoha Wikileaks...
Diyaarad ay leedahay Liibiya ayaa wado laami ah ku soo gashay si lama filaana inkastoo ayna fadhiisan waxayna qasabtey nin...
Haweenay iyo ninkeeda oo cadaana oo hurda ayaa saqdhexe waxa gurigooda u soo dhacay dhalinyar madow ah oo rabey in...
Wasiirka ciyaaraha maamulka Somaliland Axmed Cabdi Kaahin Casood ayaa isku diyaarinaya inuu buuxiyo booskii uu ka geeriyoodey allaa yarxamu Maxamed...
Garoowe--Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal waxa ay ku xireen muwaadiniin u dhashay dalka Itoobiya, kuwaasi oo...
Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ajendihiisu ahaa cod u qaadida xubanaha gudiga madax banaan ee doorashooyinka qaranka, qaabka cod qaadista...
Xulka qaranka ee Jili ayaa ku guuleystay koobka Amerika kadib markii uu gool ku laad 4-1 kaga badiyay xulka Argentina. Ciyaaryahanka Messi...
Gabdhaha kubada cagta ee Maraykanka ayaa u awood sheegtay kuwa Jabaan ciyaartii kama dambeysta ee xalay dhacday iyagoo ku garaacay...
Athens--Shacabka Giriiga ayaa diidey gumeysiga cusub ee daynbixiyeyaasha oo dhiibayay amaro ku saabsan sida loo maamulo dalkooda. Natiijadii cod bixinta...
Ciyaaryahanka caanka ah ee Emanuel Adebayor ee u ciyaari jirey kooxda Arsenal ee Ingiriiska haddana u ciyaara kooxda kale ee...
Ururka samafalka ee Towfiiq ayaa deeq loo soo dhiibey u gudbiyay dad danyara oo ku nool qayb ka mida buuraha...
Boorama--Axmed Muumin Seed oo ku xigeena Xisbiga Wadani ayaa ka qayliyay gaadhi Hindiga bajaajta oo sida cayayaanka ugu soo batay...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi ahna gudoomiyaha golaha guurtida ee Awdalstate oo warsaxafadeed qabtey ayaa sheegay in wax Somaliland la yiraa...
Siciida Cige waa gabadh Somaliyeed oo 26 jir ah kuna nool caasimada Muqdisho waxana qabsatay dhacdo aad u foolxun oo...
Huteelka aduunka ugu naxdinta jiifkiisa oo la soo bandhigey iyo waliba dad ku qanacsan halka uu ku yaala kuna soo...
Gacanku dhiiglayaasha Daacish oo diintoodu tahay sida dadka loo xasuuqo ayaa goobihii qadiimiga ahaa ee Siiriya caruur ku baraya sida...
Dalxiise Ingiriisa ayaa ku sigtey in uu waayo gacantiisa midig kadib markii Harimacad gaajaysan kaga soo baxay xero lagu hayo...
Wanlaweyn--Maleeshiyo ka tirsan argagixisada shabaab ayaa xalay maqribkii soo galay magaalada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha hoose iyadoo aan la garanayn...
Athens--Dadweynaha Giriiga oo dalkoodu qarka u saaran yahay in uu kaco ayaa u dareeray in ay taageeraan dawladooda oo diidey...
Haregysa--Cali Warancade ayaa durba ka aargoostey Suldaan Maxamed Cune oo daraad dhulka la simay kuna tilmaamay basaas weyn oo Isaaqnimo...
Boorama--Maayerka cusub ee Boorama ayaa ka hadlay xaflada xilwareejinta sheegayna in looga tagey dayn gaadheysa 300,000 oo kun oo doolar...