Boorama--Xilwareejin ayaa loo sameeyay maayerka cusub iyo kii hore ayaa ka dhacday Boorama waxana goobta xaflada ka soo qaybgalay xildhibaanada...
Cadaado--Maamulka muranku ka taagan yahay ee gobolada dhexe ee loogu magac daray Galmudug ayaa maanta lagu kala baxay doorashada waxana...
Berbera--Maareeyaha dekeda Berbera oo daawaday sawirada mareegyada beesha dhexe kala guuriyeen ee muujinaya shixnad milatari oo soo degtay ayaa ku tilmaamay...
Allepo--Dawlada Siiriya ayaa dib u cayrsatay argagixiso isa soo urursatay oo wata hub iyo lacag ay soo siiyeen Sucuudiga iyo...
Suldaan Cune ayaa u dhameeyay Cali Warancade oo ku sheegay basaas weyn oo loo haysto dilkii jasiira oo dawladii hore...
Badhasaabka Awdal Ramaax ayaa martiqaad u sameeyay culimo marti ku ahayd gobolka oo ka yimi Masar. Waxa goobta martiqaadka ka...
Hargeysa--Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa sheegay in haddii Siilaanyo laga tuuri lahaa xukunka in waxa haysta gobolka uuna haysan lahayn....
Abwaanka ayaa waxaa gabayga ku kalifay kadib markii dhowr jeer nin sxb-kii ah uu ku booriyey Inuu Guursado, Wuxuuna Gabaygiisa...
Boorama--Shirkada Jabuuti Cargo ayaa deeq gaarsiisey isbitaalka Dhimirka ee magaalada Boorama halkaasi oo ay ka hadleen masuuliyiin ka tirsan isbitaalka...
Qoryooley--Ciidamada Amisom qaybtooda Burundi ee ku sugnaa Qoryooley ayaa la soo sheegay in ay ka baxeen halkaasi oo ay hadda ku...
Dadka bulshada dhexdeeda loo maleeyo in ay liitaan oo aan cidi dhegeysan siday ka yihiin RABI agtiisa waa cashar aad...
Laascaanood--Madaarka Laascaanood oo bilaabey in la dhiso iyadoo hawshaasi ay bilowdey shirkad la yiraa Isxilqaan oo iyadu ka hawlgasha gobolada...
Prof Axmed Samatar ayaa qirtey in uu qaladka lahaa oo waqtiga isagu iska cunay doodii fagaaraha ee uu ku fashilmey...
Hargeysa--Xildhiban Xasan Cawaale oo la hadlayay saxaafada ayaa sheegay in askarta joogta guriga Siilaanyo ay garaaceen. Xasan ayaa sheegay in...
Bisha barakaysan ee Ramadaan waa bil cibaado waxase caado u ah argagixisada shabaab in ay kordhiyaan dhalinta ay lacagaha siiso...
Boosaaso--Hay'ada bisha cas ee Imaaraadka ayaa bilowdey quudinta dadka ka soo barakacay Yaman ee Sucuudigu soo barakiciyay. Munaasabada lagu Daahfuray...
Saylac--Gudooyiyaha gobolka Salal Waaberi ayaa sheegay in Saylac ay soo gaareen qoxootigii ugu horeeyay ee ka yimaada Yaman. Qoxootigan ayaanu...
Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa beenisay warar suuqa ku jira oo lagu soo qorey mareegyo kala koobigareeyay in dawlada Somaliya gaar ahaan...
Qaybtii afraad filim qosola oo ay matalayaan Sooraan iyo Jawaan oo ay ka buuxaan majaajilo tii loogu jeclaa. Gabadhu maskax...
Leego--Argagixisada shabaab oo usbuucii hore u dhacday xerada Leego ee gobolka shabeelaha hoose ayaa soo bandhigtey hubkii goobta yaalay oo...
Boorama--Axmed Muumin Seed oo ka tirsan xisbiga Wadani ahna ku xigeenka C/raxmaan Ciro ayaa sheegay arin laga naxo oo ka...
Madaxweynaha Puntland oo hanjabaadii ugu kululeyd direy; balan waxa ah in xadku noqdo Guriceel+MAQAL
Garoowe--Madaxweynaha Puntland ayaa xafladii kowda Luulyo kaga hadlay arimo badan oo ku saabsan halgankii la soo maray sheegayna in Punltand...
Widhwidh--Maamulka Khaatumo State ayaa soo bandhigey cudud ciidan iyo hub magaalada Widhwidh kadib warar sheegayay in maleeshiyo ka tirsan beesha...
Araabinews.com--Maalinta weyn ee kowda Luulyo ee isku imaanshaha gobolada Woqooyi iyo Koofurta oo labaduba iska dulqaaday Ingiriis iyo Talyaani ayaa...
Waxa laba bilood kahor lagu dhawaaqay gudiga doorashooyinka qaranka ee ka dhacay 2016. Gudigan ayaa lagu soo xuley aqoon garabeysi...
Faysal Waraabe ayaa isna dhginaciisa ka dhiibtey jawaab ku saabsan xukuumada waqtigeedii dhacay oo hadda aan la garanayn sida wax...
Hargeysa--C/raxmaan Saylici ayaa isna dhankiisa ka hadlay aqoonsi la'aanta haysata maamulka Hargeysa iyadoo mudadii ay dhacday hadana aanu ka jirin...
Hargeysa--Iyadoo ay dhamaatay mudadii la doortey Siilaanyo iyo xisbigiisa ayaa waxa jira dood ah maamul maka jiraa Haregesya waana ta...
Muqdisho 30-Juun-2015-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay in dawlada Somaliya ayna raali ka ahayn derbiga ay Kiiniya damacsan tahay in...
Khatarta ay leeahay xagjirnimadu waynu wada aragnaa waxa aduunka ka dhacaya iyo sida dad shacaba oo diinteenu xaaraantimaysey loo xalaashaday...