Canada--Koobka kubada cagta aduunka ee gabdhaha ayaa maanta galinka dambe ka furmaya Kanada halkaas oo ay ku tartami doonaan 20...
Sanca--Dawlada Yaman iyo xoogaga madaxweynihii hore ee Yaman Cali Cabdulle Saalax ayaa gantaalo ku gaaacay urur diimeedka Sucuudiga ka taliya...
Muqdisho--Wasiir Xidig oo ah wasiiru dawlaha arimaha gudaha Somaliya ayaa fashiliyay qorshaha beenta ah ee Kiiniya ay rabto in ay...
Muqdisho--Barlamaanka Somaliya oo dhowr mar ku fashilmey in uu cod u qaado sharci ahaanshaha maamulka Jubba ayaa markale isku dayaaya...
Telefishanka Aljazeera ayaa baafiyay hablo Somaliyeed oo shegay in haday hadlaanba la kufsanayo. Haweenkan qaarkood ayaa laga dejiyay doon iyagoo...
Siimoodi--Beesha reer Nuur (Samaroon) ayaa qaylodhaan ay hanjabaadi ku jirto ka dirtey macdanta Shiinuhu guranayo. Odayada ayaa sheegay in aagaasi...
Barcelona iyo Juventus ayaa ciyaar aad u xiisa leh ku dhexmari doontaa beri marka ay ku kulmaan Berlin koobka kama...
Khatar intee leeg ayay leedahay shirkadaha caalamiga ah ee maalgashanaya dalkeena oo hadda burbujr ka soo kabanaya inkastoo wali qarka...
Hargeysa--Wararka aan ka helayno xafiiska Siilaanyo ayaa sheegaya in Siilaanyo laga yaabo in uu u baxo Imaaraadka carabta halkaas oo...
Islamabaad waxay ka mid tahay caasimada ugu shanqadh yar aduunka waxana degan dad lagu qiyaasi karo nus milyan iyadoo magaalada mataanaha...
Dhamaan bahda Araabinews.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka Mukhtaar Cali AAdan iyo boqorada Hibo Jaamac Aareeye oo meherkoodu ka dhacay...
Dhalinyaro badan oo ku dhashay qurbaha oo luqada ay isku fahmaan ay tahay Ingiriis: barnaamij gaaban
Muqdisho--Waa barnaamij gaaban oo lagu soo bandhigey dhalinyar ka timi qurbaha oo dalkooda dalxiis u jooga isla markaana isku afgarta...
Madaxweynaha Somaliya iyo raiisal wasaaraha ayaa kala qaybsaday safiirada Maraykanka iyo Turkiga waxase dad badan la yaabeen safiirada oo hadda...
Abwaan sameeyay heesaha aadka loo jecelyahay sida Ilaahbaa deeq baxshee dulmiga caashaqa ka daa oo baryahaa SNM u rogtey MADFACA...
Muqdisho--Markii ugu horeysay 24 sano kadib ayaa dalkoo dhan laga hirgelinayaa hal imtixaan oo mideysan iyadoo goobaha aan laga qaadij...
Nin reero mirqaana ayaa ka sheekeeyay dhacdo ku dhacday kadib markii isagoo mirqaansan uu ku bilaabay nadiifinta guri uu la...
Boorama--Suldaan Abshir oo ka mida oday dhaqameedyada Samaroon ayaa sheegay in uu xal u helay xiisad ka taagneyd buuraha Siimoodi...
Baki--Gudoomiyaha degmada Baki ayaa sheegay in la sii daayo odayada Siilaanyo ka xidhey beesha reer Maxamed (Samaroon) isagoona cadeeyay in...
Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in taako ka mida dhulkeeda aan la qaadan karin iyadoo ka digtey in xuduudaha dalka lagu sameeyo...
London--Shirkad u muuqata in loo abuurey Somaliya ee sahamisa saliida loona bixiyay Soma ayaa diyaarisey macluumaadkii ku saabsanaa heerka uu...
Hargeysa--Xildhibaan C/qaadir oo ka soo jeeda beesha Daarood gaar ahaan Ceerigaabo ayaa ka hadlay sida loogu gumeystay Hargeysa iyo safaro...
Dulmi aan laga doodin waa ruwaayad Banaadiri oo ay isugu yimaadeen rug cadaaga ugu caansan ruwaayadaha Banaadiriga. Waxa had iyo...
Muqdisho--Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Xalay weerar ku qaaday Deegaanka lagu magacaabo Tooratoorow oo hoostaga gobalka Shabeelaha Hoose halkaas oo...
Muqdisho--Gudmoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa diidey tirokoob aan rasmi ahayn oo dawlada Somaliya iyo qaramada midoobey ka sameeyeen Somaliya oo...
Muqdisho--Markab aad looga buuxiyay wax soo saarka dalkeena ayaa loo direy qoxootiga Somalida ee ku dhibaateysan dalkaasi Yaman ee Sucuudigu...
Boorama--Shir jaraaid oo ay qabteen beesha reer Maxamed (Samaroon) ayay Siilaanyo ugu baaqeen muddo 48 saacadood ah in uu kaga...
Boorama--Suuqa xoolaha lagu kala iibsado ee Boorama oo haawanaya iyo tiro xoolo ah oo aan ka badneyd sodomeeyo ayaa lagu...
Hogaanka kacdoonka reer Adal Suldaan Wabar ayaa waraysi dheer kaga waramay halka kacdoonku marayo iyo isagoo beeniyay warar sheegaya in...
Muqdisho--Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay cod u qaadaan mooshinkii ka dhanka ahaa dhismaha Baarlamaanka...
London--Dhamaan bahda Araabinews.com waxay tahniyad aroos u dirayaan boqor Axmed Abukar Xaaji iyo boqorad Maryan Maxamed Xasan Dirir oo arooskoodu...