Muqdisho--Wasiirka arimaha gudaha Somaliya Odawaa ayaa sheegay in SNM oo ku cabata in la dilay ay hadana kuwii sidaas ku...
Quljeed--Xasan Daahir Dhimbiil oo Quljeed oo ka tirsan gobolka Awdal ka soo jeeda ayaa Ramaax geeyay manta isagoo ku faanaya...
Muqdisho--Guddoomiyaha Bankiga Premier Jirbil Xassan Maxamed ayaa yiri “Waa bangi ay ganacsato SOomaaliyeed leedahay…. Waxan rabaa inaan dadka u sheego...
Muqdisho--Saaka abaare 08:30 waxaa dekedda magaalada Berbera soo gaaray markab uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u kireeyey ka qeyb qaadashada gurmadka...
Waa hees dhawaan faraha la qaaday ayna inoogu luqeynayso Princess Istaahil. Dhankaagiyo dhankeyga midba dhibi kamay iman jacaylkiina muu dhiman,,dhaxalkiisa...
Muqdisho--Qoxootigeena Somaliyeed ee ku soo noqdey dalkeena ayaa farxad ooyay markay dalkooda cagaha soo dhigteen..Wiil Somaliyeed oo ka yimi Yaman...
Riyaad--Sacuudiga oo ay ka taliyaan urur diimeedka ugu taajirsan aduunka ee salafiyiinta ayaa waayay cid soo codsata shaqooyin ay mudo...
Boorama--Suldaan Abshir oo sida muuqata sheegay in uu ka qaday lacagihii lagu bixinayay 18 May sheegayna in beeshiisu dabarto ayaa...
Hargeysa--Waxa shir isugu yimi sadexda xisbi ee maamulka Hargeysa oo lagu amrey in ay ka wada hadlaan muddo kordhinta Siilaanyo...
Hunan--Nin Shiine ah ayaa la noolaa 17 naagood isagoo mid ka mida ay u lahayd ilmo yar. Ninkan ayaan midina...
Jejniya--Hogaamiyaha gobolka Ruushka ka tirsan ee Jejniya ee aabihii ku helay madaxtinimada ayaa raga dalkaasi u sheegay in haweenka ka...
Boorama--Sidaan wararkaba ku ogeyn waxa hadda la helay muuqaal muujinaya mudaharaad balaadhan oo lagu diidanaa maalinta gooni goosadka ee 18...
New York--Xoghayaha Qaramada midoobey u qaabilsan Somaliya oo dhan Nikolas Kay ayaa warbixin dheer ka gudbiyay xaalada siyaasadeed iyo amni...
Saylac--Maayerka Saylac oo uu weheliyo wasiirka ciyaaraha maamulka Siilaanyo ayaa booqdey dugsi halis ugu jira in ay biyaha baddu soo...
Xulka degmada hoose ee Boorama ayaa ciyaar kubadeed ku garaacday xulka degmada hoose ee Boorama,,ciyaartan ayaa ka dhacday magaalada Hargeysa....
Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi tiitraanyo leh u dirayaan Prof Maxamed Xaamud Sheekh oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Prof Maxamed...
Hodan C/raxmaan oo ah fanaanad aad loo jecelyahay ayaa Sir Maxamuud ku duufsaday hees qabiileysan oo looga hadlayo maalinta beesha...
Waxa xalay ciidan lagu wareejay inta badan furimaha waaweyn ee ciidan ka soo gali karo magaalada Boorama iyadoo degmooyinka kale...
Widh widh--Maanta ayaa si weyn looga dagaaldegay maalinta qashin qubka ee 18 May dhamaan gobolada Khaatumo State ee Somaliya waxase...
Laascaanood--Waxa maanta ka dhacay Laascaanood dagaal u dhexeeya dadka deegaanka oo diidan xaflada 18 May iyo maleeshiyo lacag la siiyo...
Boorama-- Suldaan Saleebaan ayaa si fiican looga hadal hayaa Boorama hadal uu ka sheegay fagaaraha kaasoo suaal dul dhigey beesha...
Boorama--C/raxmaan Ciro oo filaya in uu taagero ka helo reer Boorama xilliga doorashada ayaa lagu yiri soo koob hadalkaaga. Xafladii...
MAQAL Ramaax oo u jiibinaya Suldaan Saleebaan oo ka hadlay kacdoonka: Gogti niman jooga looga biqi..
Boorama--Suldaan Saleebaan Cali ayaa ka hadlay munaasabada beesha dhexe ee 18 May isagoo sheegay iin niman Gogti jooga aan loo...
Hargeysa--Waxa si xoogleh looga dabaaldegay magaalada Hargeysa maalinta beesha dhexe ee 18 May iyadoo calamo ay ku xardhan yihiin calankii...
Tan iyo markii ay ciidamada ARAA weerar ku soo qaadeen ciidamada Somaliland ee ku sugan jiida hore ee xadka u...
Hargeysa--Muse Biixi ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay beeshiisa suldaankooda iyo wasiirada maaliyada oo iyagu sheegay in madaar kale...
Waraysi xasaasiya oo ay bixisey ayay kaga warantey sidey Hargeya uga soo qaxde xilligii dagaalka lagu soo qaaday iyo sida...
Kooxda Barcelona ee dalkaasi Spain ayaa ku gulaystay koobkii 23-naad ee horyaalada dalkaai Spain kadib markay garaacday kooxda Atletico Madrib....
Dilla--Wasiirka Siilaanyo ee xanaanada xoolaha oo ka soo jeeda deegaanada Dilla iyo Magaala cad ayaa dib ugu noqdey magalooyinkaas waxana...
Dhuusamareeb--Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa laga madnuucay hal dhaqan urur diimeed oo Somaliya oo dhan ku fidiya ee indha shareerta...