Gabdhahan ayay ciidanka SNM ee Wajaale jooga waxa lagu soo xereeyay xero booliis halkaas oo faraha loola tagey iyadoo intaa...
Maalinta aadka u weyn ee micraajka rasuulkeena ayaa lagu qabtey dhamaan gobolada Woqooyi Somaliya iyadoo aad arkayso iyadoo si weyn...
Dhaantada ayaa ka mida ciyaaraha aadka loo jecelyahay hadaba tartan lagu kala saaray noocyo farabadan oo dhaantada ayaa lagu qabtey...
Ramaax oo ku dul calaacalay reer Boorama aan ka ilaalino kacdoonka reer Adal maalinta 18 May+MUUQAAL
Boorama--Wakiilka Siilaanyo u fadhiya Boorama ayaa lacagtii ugu badneyd ku bixinaya qabanqaabada maalinta beesha dhexe ee 18 May calaacalna u...
Mitt Romney oo Obama kaga badiyay tartankii madaxtinimada Maraykanka ayaa feedhyahan isku bedelay. Wuxuu goobta feedhka la fuuliyay feedhyahankii Evander...
Boorama-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa Boorama yimi kadib booqasho dhaqaale ururin iyo dalxiis oo uu ku tagey wadamada reer galbeedka....
Qorilugud--Colaada u dhaxaysa Dhulbahante iyo Issaq aaga Burco ayaa sii xoogeystay xilli laba todobaad kahor la gaaray in si nabada...
Fanaanada Safiya Tusmo ee Woqooyiga Amerika ayaa jawaab ka bixisey heestii caanka ahayd ee Dr Bayle sameeyay ee Dhalinyaro. Fanaanada...
Boorama--Hogaanka kacdoonka reer Adal ayaa warbixin ka bixiyay weeraradii ay ku qaadeen maleeshiyada Siilaanyo daacada u ah ee joogta Boorama...
Lughaya--Jabuuti ayaa Isbitaal ka hirgelisay deegaanka Karuure ee degmada Lughaya ee gobolka Awdal halkaas oo Xaglatoosiye manta ka furay. Karuur...
London--Nin madow ah oo lagu magacaabo Chuka una dhashay Ingiriiska dhalasho ahaanse ka soo jeeda Nayjeeriya iskuna soo sharaxay xisbiga...
Muqdisho--Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, sannadguuradii...
Berbera--Shacabka reer Berbera ayaa ka cadhooday maayerka magaalada oo fooqaq ka dhistey cashuurtii magaalada isagoo shaqaale farabadan eryay manta iyaguna...
Boorama--Badhasaabkii ku xigeenkii hore ee Boorama oo shaqo raadisa kadib markii laga fadhiisiyay kursiga muddo 22 sano kadib ayaa taageero...
Hargeysa--Waxa cadho weyni ka taagan tahay madaarka Hargeysa oo la moodayay mid caalami ah laakiin hadda noqdey mid xaafadeed cidii...
Hargeysa--Xildhibaan Ibrahim Buubaa oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa ka yaabay laba arin oo an is qaban oo ah aan...
Boorama--Ciidamada kacdoonka Adal ayaa weerar ku qaaday goob ciidan oo u dhow Boorama halkaas oo rasaas lays waydaarsaday. Mar aan...
Kooxda Real Madrib ayaa ku guuldaraysatay in ay garaacdo Juventus una soo baxdo ciyarta kama dambeysta oo ay la ciyaari...
Waxa magaalada Muqdisho waraysi loogu qabtey madaxweyneyaasha Khaatumo, Awdal iyo wasiir qorsheel oo isagu matala Maakhir State. Waxa laga waydiiyay...
Garoowe--Xildhibaano raba in ay xukunka ka tuuraan C/walli Gaas oo gaarayay 21 xubnood ayaa saxaafada u sheegay in ay dalabkii...
Muqdisho--Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga dawlada Somaliya Maxamed Xagaa oo ka soo jeeda gobolada Awdal ayaa u caqli celiyay Cali Warancade...
Muqdisho--Madaxweynaha Somaliya ayaa ka qaybgalay furitaanka xero ciidan oo tayo leh oo ay hirgeliyeen dawlada Imaaraadka carabta oo rabta in...
Muqdisho--Ciidanka amniga Muqdisho ayaa iska baadhay guryo ku yaala xaafada Hodan oo argagixisada shabaab hub ku qarsato iyagoo dhawaan dhaawac...
Hargeysa--Ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in ay dib u dhigeen mudaharaadkii ay ku baaqeen ee ay...
Hargeysa--Madaxweyne ku xigeen maamulka Siilaanyo C/raxmaan Saylici ayaa saxaafada soo hior fadhiistey isagoo u hadlaya Siilaanyo oo hawlgaba sheegayna in...
Muqdisho--Xukun cadaalad ah ayaa lagu fuliyay laba nin oo xasuuqey in ka badan 20 qof oo Somali ah iyagoo ku...
Borama--Qaar ka tirsan odayada beelaha MaxadCase (Samaroon) oo taageeray mudo u kordhinta loo saleeyay Siilaanyo iyo Saylici oo aan waxba...
Hargeysa--Oday dhaqameedka dega bariga Hargeysa ayaa si xun uga cadhooday cuqaal iyaga ka tirsan oo Siilaanyomlacag siiyay oo sheegay in...
Hargeysa--Xirsi Tooriile ayaa u baxay Dubay halkaas oo uu u tagayo sidii uu lacago badan uga soo qaadan lahaa shirkada ganacsiga...
Hargeysa--Xaalka siyaasadeed ee maamulka Hargeysa oo meel xun maraya kadib markii Siilaanyo oo hawlgaba oo odayaal lacag ku gurey sheegay...