Kooxda urur diimeedka xukunta Sacuudiga ee Salafiga oo aaminsan in Shiicadu gaalo yihiin sidaasna ku xalaashaday dhiigooda iyo hantidooda sida...
Nayroobi--Kadib fadeexad qabsatay socdaal madaxweynaha Kiiniya ku tagi lahaa Maraykanka kadib markii diyaaradii uu la socday laga celiyay hawada Somaliya...
Muqdisho--Gudoomiyaha barlamaanka Somaliya ayaa sheegay in uu ka xunyahay in furaha telefoon ee caalamiga ah ee lagu soo galo dalkoo...
Muqdisho--Iyadoo burburka dalka laga wada faaiideysanayo siyaabooyin farabadan ayaa waxa dalka yimaada dad ajaaniba oo aan lahayn wax tayo sheegtana...
Sanca--Ciidanka Yaman ayaa dhulka soo dhigey diyaarad dagaal oo xasuuq ku haysay shacabka Yaman qaybna ka ah dagaal diimeedka kooxda...
Boorama--Qaar ka mida salaadiinta gobolka Awdal oo uu biilo Siilaanyo ayaa taageeray mudo kordhinta ka qaylisiisay qofkaste oo wax fahmi...
Xoghayaha qaramada midoobey u fadhiya Somaliya ayaa ka waramay hawlaha Xasan Sheekh ka seexday ee u hadhan ee u baahan...
Burco--Gudoomiyasha xisbiga Wadani ayaa daraad uga baxay shir ay wada lahaayeen isaga iyo labada xisbi ee beesha dhexe kuna tilmaamay...
Hargeysa--Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa ka waramay sida Siilaanyo oo hawlgaba ula dhaqmay taageerayaasha xisbigiisa iyadoo lagu soo waramayo...
Hargeysa--Golaha fadhiidka ah ee guurtida Somaliland ayaa Siilanyo oo hawlgaba oo aan shaqo ku lahayn hawlaha dhacaya ayaa u kordhiyay...
Boorama-Wararka caawa aan ka helayno degmada Boorama ayaa xaqiijiyay in askari ka tirsanaa ciidanka maamulka Hargeysa kana soo jeeda beesha dhexe...
Awdal--Jabhada kacdoonka reer Adal ayaa xaqiijiyay weerar ay ku qaadeen ciidan daacad u ah SNM oo fadhiyay meel u dhow...
London--Ifraax Axmed ayaa ku guulaysatay bilada xuquuqda haweenka Afrika oo ay ka dhex qaaday 77 haweena oo isugu yimi xafladaasi....
Hargeysa--Muuse Biixi ayaa ku dul calaacalay C/raxmaan Ciro sheegayna in caruurtiisu joogto Finland kuwiisuna joogaan Hargeysa. Caruurta ha iga qixin...
Hargeysa--Abwaan Dheeg oo ay isku jufo yihiin Faysal Waraabe ayaa qarxiyay in aanu jirin wax Somaliland la yiraa sheegayna in...
Hargeysa--Iyadoo ay qasan tahay xaalada ururada beesha dhexe iyo muddo kordhion loo sameeyo Siilaanyo oo hawlgaba oo isagu aan shaqo...
Boorama--Wararka laga helayo Boorama ee gobolka Awdal sheegaya in weerar xoogan ay soo qaadeen jabhad u wato Cabdi Shide Bille...
Hargeysa--Cali Warancade oo Siilaanyo u ah wasiirka gudaha ayaa ka qayliyay mudaharaad ay ku baaqeen xisbiga Wadani oo diidey in...
Jabuuti--Madaxweynaha Jabuuti oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in aanu wali go'aan ku gaarin in uu isa soo taago doorashada soo...
Hargeysa--Muranka muddo kordhin loo sameeyo Siilaanyo oo hawlgaba ayaa si xun u kala qaybbiyay ururada beesha dhexe. C/raxmaan Ciro ayaa...
Hargeysa--Ururada beesha dhexe ayaa ku kala jabay muddo kordhin saaida oo lo sameeyo Siilaanyaha hawlgabka ah ee aan maamulin Hargeysa....
Dilla--Ururka Hirad ee ka dhisan gobolka Awdal ayaa orodka 5km ugu qabtey dhalinyaro degmada Dila ee gobolka Awdal. Ardayda ayaa...
Boorama--Maxkamad ku taal Boorama ayaa xadhig iyo ganaax isugu dartey dhalinyaro ku nool Boorama oo gaystay falal bulshada ka dhana....
Muqdisho--Madaxweynaha Somaliya ayaa lagu hordhaariyay taliyeyaasha cusub ee booliiska iyo asluubta oo xilka kala wareegay. Dhaarta ayaa waxa mariyay gudoomiyaha...
Sanadkii hore ayay ahayd markii nin Maraykana uu ka badbaaday cudurka halista ah ee Ibola oo ku dhacay mar uu...
Nin Turki ah ayaa dalxiis ku maray Berbera iyo Hargeysa halkaas oo uu soo sawiray nolosha dhabta ah ee Somalida...
Muqdisho--Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa qaylo dheer ka direy hay'ado Shiico ah oo faafiya fikirka Shiicada iyagoo si fiican uga faaiideysanaya...
London--Doorashadii dalka Ingiriiska guud ahaan ayaa xisbiga uu hogaamiyo David Cameron helay aqlabiyad buuxda isagoo hadda maraya 322 kursi halka...
Islamabad--War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarad helikobtara oo ay leedahay ciidanka Bakistaan oo siday safiiro iyo xaasaskooda ay...
Waxa aad loo daawaday muuqaal muujinaya haweenay looga baxay goob baakin la dhigto gawaadhida oo ay ku qaadatay sadex saacadood...