Kismaayo--Barlamaanka Jubba ayaa si rasmi ah u dhaqan galay waxana maanta furay Xasan Sheekh iyadoo ay weheliyaan wasiirada arimaha dibedda...
Wararka aan ka helayno deegaanada Khaatumo State ayaa sheegaya uin danab ku dhacay qoys xoolo dhaqato ah oo degan duleedka...
Muqdisho--Kadib fashilkii shirkii Garoowe halkaas oo Xasan Sheekh afka qabtey dadka degan gobolka Mudug oo iyagu raba in ay ka...
Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa ku tumatay kooxda kubada cagta ee Jarmalka ee Bayern Munich ciyaar xalay aad loo...
Biyoolihii cadhooday waa filim aad u xiiso badan oo taabanaya waxyaabo badan kuna jiraan xikmado badan. Waxa matalaya dhalinyar aad...
Gaalkacayo--C/wali Gaas ayaa sii xumeeyay xiriirka uu la leeyahay dawlada dhexe isagoo ka casilay xubin ugu jirtey dib u eegista...
Jabuuti--Wasiirka arimaha dibedda Maraykanka John Kerry ayaa gaaray Jabuuti halkaas oo uu la kulmay soona dhaweeyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Geelle....
Hargeysa--Abwaanka wadaniga ah ee Hadraawi ayaa walaac xoogan ka muujiyay burburka dalka ku yimi iyo sida kuwii burburiyay ay halis...
Boorama--Golaha fadhiidka ee Boorama oo ku guuldaraystay in masaakiintii u shaqaynaysay ay mishahar ka waayeen ayaa shegay in ay soo...
Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar oo shir jaraaid kaga xanaaqay mucaaradka una hadlay si aan cidkasle hadli karin. Suldaanka ayaa raba...
Roma--Kooxda Juventus ee ka dhisan dalkaasi Talyaaniga oo doorkan looga cabsi qabo in ay qaado horyaalka naadiyada Yurub (Champions league)...
Boosaaso--Qaxootigan ayaa isugu jiray rag, dumar, carruur, dhalinyaro iyo dad waaweyn isla markaana qaarkood qabay xanuuno kale duwan. Tiro ahaan waxa...
Dadkii danyarta ahaa ee cagafta la mariyay hantidoodii oo golaha Boorama ka dalbaday magdhow+MUUQAAL
Boorama--Dadkii danyarta ahaa ee sida xun loo dulmariyay cagafta hantidooda ayaa dalbaday magdhow. Mar ay la hadleen saxaafada ayay sheegeen...
Boorama--Waxa had iyo jeer soo noqnoqda in lacago ay maqan yihiin iyadoo ayna jirin xisaabtan dhaba oo ka jira golaha...
Dambal--Waxa dawlada deegaanku ku dhowdahay in ay dhamaystirto jid laami ah oo isku xidhi doona Jaare iyo Dambal ee ismaamulka...
Hargeysa--Boqor badmadow oo ka tirsan cuqaasha beesha dhexe ayaa ku dul socday boqorka Siilaanyo ee Buur madow kuna tilmaamay afduubaa...
Muqdisho--Wasiirka arimaha dibedda ee Maraykanka John Kerry ayaa Muqdisho jooga halkaas oo uu kula kulmay Xasan Sheekh iyo maamul goboleedyada...
Dakar--Sucuudiga ayaa lacag ku iibsaday madaxda Siniigaal isagoo qiil u raadinaya inuu fushado qorshihiisa urur diimeed ee u khaaska ah....
Garoowe--Siyaasi Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo ka soo jeeda gobolka Nugaal ayaa si xun isugu wada daray siyaasiyiinta isla gobolka Mudug...
Boorama--Badhasaabka Siilaanyo u fadhiya Awdal Ramaax ayaa amar dul dhigey shaqaalaha maamulka ee magaalada in ay gawaadhida ku xereeyan goob...
Cadaado--Jeneral Indhacade iyo madaxweynihii hore ee Galmudug Caalim ayaa diidey heshiis dhawaan ay wada saxiixdeen Xasan Sheekh iyo C/wali Gaas...
Muqdisho--Wasiirka arimaha dibedda Maraykanka ayaa la filayaa inuu Muqdisho yimaado oo uu la kulmo madaxda Somalida oo ay ku jiraan...
Hargeysa--Cali Gurey ayaa sheegay in Siilaanyo diyaar ahaa in doorasho dhacdo nasiib darose isagu ma xukumo maamulka. Qolooyinkan guurtida waa...
Hay'ad u dooda xuquuqda dadka ayaa indhahooda ku soo arkay hub khatara oo Sucuudiga kibirsan ku weeraray ciidanka Yaman. Weerarkan...
Xildhibaan Oto Biixi ayaa sheegay in mishkilad horleh ku soo korodhey maamulka Hargeysa wuxuuna sheegay in Saleebaan Gaal uu ahaa...
Barnaamijka aad ka u xiisaha leh ee Hodan Naaleeye ee Integration tv oo doorkan lagu soo qaatay dadka nin isagu...
Kooxda Juventus oo ka mida kooxaha ugu waaweyn kooxaha Yurub ayaa ku guulaysatay horyaalka dalkaasi markii 31-naad kadib markii ay...
London--Kooxda kubada cagta ee Chelsea ee ka dhisan dalkaasi Ingiriiska ayaa ku guulaysatay horyaalka naadiyada Ingiriiska kadib markay shalay hal...
Waa muuqaal buuxa oo ku tusaya sidii uu u dhacay feedhkii lagu tilmaamay feedhka qarniga ee u dhexeeyay feedhyahanka Maraykanka...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan hawlwadeenada Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma Maxamuud Cumar Fadan geerida...