Inaa lilaah wainaa ilayhi raajicuun qoska reer Bile Kaahiye waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ilma xaaji Maxamuud Cumar...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun anigoo ah Seef Aw Jaamac Fadan kuna hadlaya magaca ilma Aw Jaamac Fadan waxaan...
Tartan kubadeed ay qabanqaabisay jaamacada Eelo ee magaalada Boorama ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay garoonka kubada cagta ee Biroole. Labada...
Boorama--Masaakiin ganacsato ah una badan haween oo hal mar saaka la mariyay cagaf xataa loo diiday in ay iyagu rartaan...
Fanaanka qaaliga ah ee hoboladii qaranka Waaberi Cumar Shooli oo Boorama sugan isagoo booqdey xarunta jaamacada Camuud halkaas oo uu...
Muuqaalkii ugu dambeeyay ee ka imanaya badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga ayaa laga badbaadiyay boqolaal dad nolo doon ah...
London--Somalida Ingiriska ayaa banaanbax ka hor sameeyay safaarada Koofur Afrika ku leedahay London halkaas oo bay ka sheegeen in dadka...
Anigoo ah Marwo Farxiya Maxamuud Coofle oo ku hadlaya magaca reer Coofle waxaan tahniyad aroos u dirayaa boqor Samatar Maxamed...
Koobka naafiyada dalkaasi Spain ayaa si xowliya ku socda iyadoo kooxda Barcelona ku dhowdahay in ay qaado koobka waxayse dhinaca...
Los angeles--Wasiirada arimaha dibeda Aamina Maxamed ayaa socdaal ay ku jogtey Maraykanka la soo afjaray kadib markii lagu amray in...
Xasan Sheekh oo waraysi siiyay telefishanka khadka ka baxay ee Somalichannel ayaa gooni goosadka Somaliland u sheegay in laba wado...
Canab Maxamed Daahir waa haweenay firfircoon oo degan Maraykan hadana rabta in ay madax ka noqoto dalkeeda Hooyo. Waraysi ay...
Maanta oo kale waxa aduunka qaar la xusaa maalinta shaqaalaha iyadoo la isku dayo in maalintan ay noqoto maalin u...
Bixaar--Dalkaasi Hindiya waxa bilaa musqula in ka badan nus bilyan qof oo intooda badan isticmaala meel kasta oo ay ku...
Waxa manta Garoowe ka dhoo=fay madaxweynaha Puntland oo ay la socdaan xubno ka mida maamulka ku meelgaadhka ah ee Jubba...
Garoowe--Shirkii Garoowe uga socday Xasan Sheekh iyo qaar ka tirsan maamul goboleedyada ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo shirku ku dhamaaday...
Garoowe--Xasan Sheekh iyo maamulada hobolada qaarkood oo jooga Garoowe ayaa qafo sharaf waxa u sameeyay isimada Puntland. Qadadan oo Xasan...
Macalin jaamacadeed oo u dhashay dalka Ingiriiska qaybtiisa Ayrishka ayaa qudbad afSomali ka jeediyay jaamacad ku taal Burco halkaas oo...
Guriga Madaxtooyada maamulka Puntland ee Garoowe ayaa xalay waxaa ka dhacday xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayey Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan...
Ninkan oo lagu magacaabo Faraj oo hadda la qabtey sygayana in la dilo ayaa ka sheekeeyay sida loo baro xasuuqa...
Tahriibayaasha u socda Yurub ayaa noocyo badan ku gala Liibiya oo intaba ay wadaan dad tahriibayaal u dhashay Liibiya. Wadamada...
Garoowe: 1 May 2015--Waxa shalay Garoowe ka bilaabmey shir la yiri waa aayo ka tashiga Somalioda oo ay ka soo...
Kooxda ISIL ama Daacish ee Maraykanka iyo Sucuudigu siin jireen lacagta iyto hubka markii dambana ay ka wareegteen waxa lagu...
Suldaan Sabayso oo ah salaadiinta beesha Isaaq ee Subeer Awal ayaa sheegay in dhulkii Siilaanyo calanka Somaliya ka taagan yahay.In...
Boorama--Salaadiin qaylo dhaan ka direy balaygii ay qoday dawladii Somaliya ee Caragarnuug oo burburey oo aan waxba laga qaban mudadaa...
Hargeysa--Beesha Isaaq ee Subeer Awal oo bayaan ay soo saartey ku sheegtay in reer Awdal waxba ka maqnayn laakiin ay...
Hargeysa--Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Somaliland C/raxmaan Ciro oo olole lacag urursi ku maqnaa in muddo ah ayaa sheegay haddii la...
Garoowe--Waxa Garoowe ka furmey shir looga hadlayo hiigsiga 2016 oo ay ku jirto doorashooyinka waxana goobta ka hadlay madaxweynaha Puntland...
Cadan--Ciidamada dawlada Yaman ee hormoodka ka yihiin Xuutiyiinta ayaa horumar ka sameeyay qabsashada Cadan oo gooni goosadka oo taageero ka helaya urur...
Baydhabo--Waxa xalay ka dhacay Baydhabo dil aad looga naxay oo ay gaysteen argagixisada shabaab oo lagu yaqaan xasuuqa muslimiinta kadib...