Muqdisho--Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ku baaqay in la soo xiro Axmed Madoobe isagoo ku eedeeyay in maalin kasta la...
Beledweyne--Ciidamada Jabuuti ee nabad dhalinta u jooga gobolka Hiiraan ayaa ka qaybqaatay mashruuc biyo xidheena oo daadka wabiga Shabeele looga...
Islamabad--Shiinaha ayaa maalgelinaya mashruucyo waaweyn oo ay ku jirto wado isku xirta Shiinaha ilaa deked ku taal magaalada Gwadar ee...
Bahda Araabinews waxay farxada la qaybsanayaan boqorka iyo boqorada Saleebaan Riiraash iyo Fadumo Daahir oo meherkoodu ka dhacay London shalay...
Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa digniin adag u dirtey maamulka Somaliland sheegtayna in ayna taaban Karin dekedda Berbera kuna wareejin Karin ajaanib...
Hargeysa--Naxdin aad u weyn ayaa ka dhacday Hargeysa xaafada Isha Boorama halkaas oo dab qabsaday guri ku yaala uu ku...
Dilla--Degmada Dilla ee gobolka Awdal ayaa lagu soo kordhiyay adeeg caafimaad oo cusub iyo qalabkiisa. Dadka deegaanka ayaa aad u...
Sanca--Salafiyiinta Sucuudiga ee xalaalaystay dhiiga reer Yaman ayaa duqeyn ku dilay ilaa 150 labadii maalmood ee u dambeeyay iyadoo xaalada...
Hargeysa--Boqor Raabi oo ah caaqilka Ciidagale (Isaaq) ayaa sheegay in la garaacay qoriga lala dhacay xilli uu la socday gaadhigiisa...
Garoowe--Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya caasimada Puntland ayaa sheegaya in halkaas ay argagixisada shabaab ku xasuuqeen dad gaaraya 7...
Garoowe--Qarax ay gaysteen argagixisada shabaab ayaa ka dhacay Garoowe halkaas lala beegsaday Gaari Bas ah oo ay saarnaayeen Shaqaale ka...
Sheekh C/rashiid Sh Cali Suufi wuxuu ka mid yahay culimada aan ku xidhneyn kooxo diimeedyada kana mida culimada waaweyn ee...
Dalkaasi burburey ee Koofur Afrika ayaa maalin walba lagu dilaa ama la dhacaa nin u dhashay wadamada Afrika. Ninkan oo...
Burco--Haweenka degmada Siilaanyo ka soo jeedo ee Burco ayaa sixir barar uu keenay maamul xumadiisa ay ka hor dhigeen guriga...
Xariirad--Gaadhi nooca gurmadka ah ayaa la sheegayaa in lagu afduubtey magaalada Quljeed. Gaadhigan ayaa la sheegayaa in Jabuuti ugu deeqday...
Lambadusa--Shaqaalaha gurmadka ee Talyaaniga ayaa ku gudajira arin deg dega iyadoo doon ay saarnaayeen 700 oo qof ay xalay Ku...
Ondo--Masuuliyiinta gobolka Ondo ee Koofurta Nayjeeriya ayaa sheegaya in cudur aan la garanayn uu dilay 18 qof. Cudurkan ayaa la sheegay inuu...
Araabi--Deegaanada Araabi ee ismaamulka Somalida ayaa waxa saamaysay abaaro inkastoo ay hadda bilaabmeen roobabkii gu'ga oo ka curtay meelo badan...
Waxa dad badan is waydiiyaa yaa u taliya maamulka Hargeysa ee uu ku magacaaban yahay Axmed Siilaanyo iyadoo aan ognahay...
Boorama--Wakiilka Siilaanyo ee Boorama ayaa ka hadlay shil ka dhacay Borama oo nin watay gaadhi bilaa biriig ah uu hadana...
Hargeysa--Boqor badmadow ayaa si xun u qaniiney wasiir Siilaanyo adeer u yahay oo haysta duulista haddana ku faana inuu haystaba...
Boorama--Lacag la'aan soo wajahday maamulka Xirsi Tooriile iyagoo hadda Boorama u soo dirtey koox lacago ka soo gura. Mishaharka ugu...
Boorama--Wakiil ka socda wasiirka Siilaanyo ee duulista oo hore u sheegay in Boorama u baahnayn garoon diyaaradeed ayaa u soo...
Madaxa kubada cagta ee Somaliya Cabdulqani Siciid oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in Somaliya isku diyaarinayso in ay ka qaybgasho...
Abu dhabi--Dawlada Imaaraadka ayaa laga codsaday in ay dhamaystirto dastuurka bugta ah ee u yaala Somaliya kaas oo aan ahayn...
Camuud--Gaadhi iska roga oo marayay aaga Camuud oo dumar dhexda ka soo qaaday ayaa rogmatay. Dhaawicii dadkoo dhan ayaa loola...
Sanca--Qaramada midoobey ayaa ka xumaaday weerarka Sucuudigau u hayo isbitaalada iyo wadooyinka iyadoo oo bartilmaameedka uu bixinayo Maraykanku. Dhinaca kale...
Boorama--Tartanka kubada cagta ee ay qaban qaabisay Jaamacada Eelo ee Boorama ayaa si habsami ah uga furmay Boorama. Munaasabad ku...
Hargeysa--Shacabka Hargeysa ayaa sida fiinta uga qayliyay sixir barar dhulka ku ragaadiyay xilli madaxda qaar ay dalxiisyo ugu maqan yihiin...
Xaaska madaxweynaha akhlaaqda bara dadka reer Nayjeeriya Caasha Buxaari ayaa bixisey waraysi kahor inta aan la dooran ninkeeda Maxamadu Buxaari....