Roma--Talyaaniga ayaa noqdey khad hadii laga badbaado looga gudbi karayo wadamada kale ee jaarka la ah taas ayaa keentay in...
Dhawaan ayaa saxaafadaha taageera gooni goosadka Somaliland ay SI KHALADA u qoreen in ''Somaliland ka qaybgalayso koobka kubada cagta ee...
Kismaayo--Golaha barlamaanka ee Jubooyinka ayaa la qaybiyay shalay iyadoo qabiiladii ugu badnaa la siiyay kuraas yar halka kuwo kalana la siiyay...
Boorama--Maayerka Boorama ayaa waraysi dheer kaga waramay dhacdooytin maalmahan ka taagnaa magaalada sida odayada Jibriil Yoonis ee uu xidhey Ramaax...
Muqdisho--Maamulka Gobolka Banaadir ayaa burburiyay qeyb ka mid ah Masjidka caanka ah ee Sheekh Cali Suufi oo ku yaalla Xaafadda...
Koofur Afrika--Dalkaasi madowgu hinaasan yahay ee Koofur Afrika ayaa maanta albaabada loo laabey goobo ganacsi oo aad u farabadan oo...
Buuhoodle--Masuuliyiinta maamulka Khaatumo State ayaa booqdey kastamka cashuuraha ee Buuhoodle. Waftigan booqdey kastamka Buuhoodle waxa ku jira wasiiro ku jira...
Boorama--Siyaasi Obsiiye ayaa jeclaystay in uu ka hadlo dilalkii uu fuliyay Siilaanyo kuna tilmaamay milixeyn. Wuxuu eeda dusha uga tuurey...
Boorama--Badhasaabka Siilaanyo ee Boorama Ramaax ayaa codsi u dirtey Itoobiya uu ku sheegay in gaadhi laga soo dhacay kana codsaday...
Muqdisho--Wasiirada haweenka marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa booqatay gabadh yar oo aan qaangaadhin oo lagula kacay ficil aad u...
Muqdisho--Argagixisada shabaab ayaa kala jeclayn qof miskiina, qof ardey, qof waayeela, hooyo xamaalanaysa, dadka birtu ayna gayin ee dinteenu sharaftey,...
Muqdisho--Wasiirka amniga ee dawlada Somaliya oo shir jaraaid qabtey ayaa ka waramay sidii xasuuqii dhiibya cabka shabaab u dhacay iyadoo...
Dhuusamareeb--Odayada qabiilada Dhuusamareeb ee isku dhafan ayaa war ka soo saaray shirka Cadaado sheegayna in madaxweynuhu yiri dadka deegaanka ayaa...
Boorama--Suldaan Saleebaan oo aad loogu tuhunsanaa in uu taageero kacdoonka Suldaan Wabar ayaa halmar ka soo horjeestay sheegayna in lagu...
Berbera--Qoxootigii labaad ee ka soo qaxa weerarada Sucuudiga iyo dagaalada Yaman ayaa xalay soo gaaray Berbera iyadoo halkaasi lagu soo...
Muqdisho--Wararkii ugu dambeeyay oo aan ka helnay wasaarada tacliinta iyo hidaha ayaa sheegaya in ardey sugaysay natiijada imtixaano ay dibeda u aadaan...
Muqdisho--Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa weerarkii dhiigmiiradka shabaab ku qaadeen wasaarada hidaha iyo tacliinta sare halkaas oo sida la sheegay...
Muqdisho--Warka naga gaaraya wasaarada hidaha iyo tacliinta sare ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar isqarxin ah laakiin wali...
Cadaado--Xasan Sheekh ayaa gaaray tuulada Cadaado halkaas oo uu ka furmayo shirka maamul u samaynta gobolada dhexe ee Somaliya. Waxa...
Burco--Dhalinta reer Burco qaar ka mida ayaa qaba in qurbajoogta soo noqota ee la siiyo shaqooyinkii dadka dalka joogi heli...
Moscow--Wadanka Ruushka ayaa goordhaweyd shaaca ka qaaday in uu Iiraan u fasaxay gantaalaha casriga ah laakiin hadda Ruushku ka baxay...
Waxaan raaligelin ka siinaynaa akhristayasha ku xidhan warbaahinta caalamiga ah ee Araabinews.com saacadihii yaraa ee aan ka maqnayn online cilad...
Boorama--Xirsi Tooriile ayaa Boorama tagey isagoo u tagey wadatashi uu la yeesho wakiilkooda Boorama Ramaax. Kulanka kadib ayuu u baqooley...
Boorama--Xirsi Tooriile ayaa Boorama jooga isagoo sii qaaday kiish lacaga oo uu siiyo odayada daacada u ah isagoo sidoo kale...
Wasiirka Siilaanyo ugu magacaaban cadaalada oo lagu dhintey wasaaradiisa ayaa waraysi laga qaaday ku haftey xukuno dila oo ay fulin...
London--Faysal Waraabe ayaa ku dhawaaday inuu dagaalamo kadib suaalo laga waydiiyay arimo ku qornaa saxaafada, wuxuuna ku gariirey in aan...
Boorama--Kadib afduubkii gaadhigii maamulka Siilaanyo ee saaka aroortii ayaa wakiilka Siilaanyo ee Ramaax uu gardaro kula kacay odayaal Jibriil Yoonis ah oo...
Dubai--Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in ayna waxba ka ogeyn qoxooti sadex bilood loo qabtey oo Kiiniya ka saarayso xeryaha qoxootiga....
Boorama--Injineer Xasan Sheeko ayaa ka hadlay sida Boorama ay qarka ugu saaran tahay in ay noqoto biyo la'aan iyadoo aanay...
Hargeysa--Siilaanyo ayaa ka yaabsaday mucaaradkiisa oo raba inuu kursiga ka dego hadana soo saaray xilliga uu qabanayo diiwaangelinta oo dhaafsan...