Hargeysa--Daraad ayay ahayd markii Cali Warancade oo Siilaanyo u ah wasiirka arimaha gudaha uu sheegay in ay ka mid yihiin...
Cadaado--Jufada Ximin iyo Xeeb ayaa ka cadhootay hadalkii Xasan Sheekh ee ahaa in maamulka cusub ee gobolada dhexe xaruntiisu noqon...
Boorama--Haween biyo la,aani hayso ayaa u qaylotagey badhasaabka Siilaanyo ee magaalada Ramaax. Magaalada ayaa biyaheeda lagu tiriyaa kuwa ugu fiican...
Hargeysa--Cali Gurey oo lagu yaqaan inuu fikradiisa ka dhiibti arimaha dhacaya ayaa ka jawaabay dhawaq uu wasiirka arimaha dibedda Somaliya...
Berbera--Qoxooti gaaraya ilaa 174 ayaa markab ku soo gaadhay Berbera iyagoo ka soo cararaya dagaalada iyo xasuuqa Sucuudigu ka wado...
Berbera--Nin jeelka Burco ku xidhnaa kadib dil uu gaystay oo diyadii laga bixin waayay aya toban sano kadib waxa diyadii...
Dhuusamareeb--Madaxweynaha Somaliya ayaa la hadlay shacabka gobolada dhexe una sheegay in laga heshiiyay goobta lagu qabanayo shirka oo muran badan...
Sucuudiga oo raacsan koox diimeed loo yaqaan Salafi/wahaabi waxay dagaal diimeed ku iclaamiyeen koox diimeedka loo yaqaan Xuutiyiin oo ah...
Muqdisho--Madaarka Muqdisho ayaa u muqda in qayb caalami loo sameeyay inkastoo madaarka wali ay haysato amaan xumi iyo guryaha sida...
Maalintii dib loo hirgeliyay radiyo muqdisho oo laga sheekeeyay marxalado adag oo la soo maray iyo kobcinta diinta iyo la...
Waxaa shaki la,aan in heesaha lagu tumo kabanka aad ogaan kartid kartida codeed ee fanaanka halka kuwa lagu tumo qalabka...
Hargeysa--Ururka dadka ugu gaagaan ayaa maanta iyaguna ka qaybgqaatay olole nadaafadeed oo Hargeysa ka dhacay. Magaalada ayaa qashinku aad u...
Hargeysa--Boqor Raabi ayaa beeshiisa Ciidagale (Isaaq) ugu yeeray in ay ka soo qaybgalaan shir uu iclaamiyay goobta uu ka dhici....
Lawyacado--Maamulaha cashuur-qaadaha Saylac oo lagu magacaabo C/raxmaan Aadan Yuusuf ayaa gobolka Salal ku haysto koonto xataa heer wuxuu gaadhay in...
Muqdisho--Xasan Sheekh oo waraysi siiyay idaacada codka Maraykanka ayaa si cadho leh u sheegay in wadahadaladii maamul u samaynta gobolada...
Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ahna gudoomiyaha golaha guurtida Awdalstate ayaa waraysi khaasa siiyay warbaahinta Araabinews kaas oo uu kaga hadlay...
Nayroobi--Iyadoo argagixisadu xasuuqdey 150 ardey oo aan waxba dhimin ayaa Kiiniya waxa ka jira feejignaan aan hore loo arag inkastoo...
Ceerigaabo--Beesha Habaryoonis (Isaaq) ayaa shir jaraaid kaga hadlay in Siilaanyo ayna waxba ka sugeyn oo hadalo hore ay qaldanaayeen. Beelahan...
Muqdisho--Dhagarqabayaashii dilay Saado Cali iyo xildhibaanada kale ayaa maxkamadi u xukuntey dil toogasho ah iyadoo dadka badankiisu la yaabay mudada...
Boorama--Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa ku sigtey in ay gacan ula tagaan badhasaabka Siilaanyo ee Ramaax xilli ay timi maamul...
Quraanka ayuu Rabi inoogu sheegay in ujeedada guurku yahay in aad hesho deganaasho iyo nabad taas oo aan lagu heli...
Barnaamijyada ay soo bandhigto Hodan Naaleeye oo mulkiilaha Integration tv ayaa doorkan lagu sameeyay Turkiga halkaas oo ay joogaan Somali...
Boosaaso--Wararka ka imanaya Puntland ayaa sheegaya in gudoomiyaha degmada Carmo Maxamed Cali Shire oo ku sugnaa magaalada xeebta ah ee...
Nayroobi--Madaxda Kiiniya ayaa cadeeyay mid ka mida argagixisadii xasuuqa ka gaysatay jaamacada Gaarisa wuxuuna noqdey mid waalid caasi ah ahaa...
Boorama--Wasiirka waxbarashada maamulka Hargeysa Geedoole ayaa Boorama ku sugan halkaas oo uu la kulmey wakiilada waxbarashadaha kala duwa..waxase lagala horyimi...
Ruwaayad aad u qosol badan oo dhalinta reer Burco ka sameeyeen faysbuug iyo nin iska wata kambuutarka gacanta oo laga...
Faarax Murtiile oo lagu yaqaano qosol qosolka ayaa hees shiriba soo saaray. Shiribka ayaa laga ciyaaraa magaalooyinka Xamar ku teedsan....
Hargeysa--Yuusuf Boobe ayaa gabay ka tiriyay isbaaro nin wasiira oo hadana ganacsade ah uu u dhigtey dekeda Berbera qaasatan kuwa...
Hargeysa--Bahda saxaafada ee Hargeysa ayaa afkiibaa juuqda gabay ku matalay sida kuwa bedelay Siilaanyo ula dhaqmaan iyaga iyadoo wali uu...
Caabudwaaq--Wasiirka difaaca Somaliya jeneral Diini ayaa la kulmey waxgaradka iyo odayaasha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud, halkaas oo odayadu ka...