Madaxweynaha Somali galbeed Mustafe Cagjar oo ka hadlaayay shaqo abuurka iyo kaalinta jaamacadaha dalka ayaa is weydiiyay in jaamacado badan...
Hay'adda beeraha aduunka ayaa ka digtey Ayax tiro badan oo ah ugxantii sanadkii hore inuu ku soo wajahan yahay geeska...
Wasiirka maaliyada iyo dhaqaalaha ee dalkaasi Koofurta Kuuriya ayaa guri la'aani ku dhacday kadib markii sharci uu isagu dhigey ku...
Maamulkii Khaatumo ee uu ka tagey marxuun Cali Khaliif Galaydh ayaa ku baaqay inay qabanayan shir degdega oo ay uga...
Wadada isku xirta Ceerigaabno ilaa Ceel-daahir ee gobolka Bari ayaa la saaray daamirkii. Wadadan ayaa wada dhismaheeda ganacsatada deegaanka iyo...
Waxa magaalada Kismaayo ee Jubada hoose lagu soo bandhigey haweenay soo xaday ilmo yar oo waalidkood raadinaayay. Haweenaydan ayaa ka...
Siyaasiga reer Awdal Maxamed Faarax ayaa walaac xoogan ka muujiyay garaacii lagu bilaabay dadkii shacabka ahaa ee diiday inay u...
Dhacdo aad looga argagaxay ayaa ka dhacday dalkaasi Ciraaq qaasatan caasimada Baqdaad kadib markii hooyo xanaaqsan ay labadeeda caruura ku...
Raiisal wasaare Maxamed Xuseen ayaa xalay goor dambe magacaabay liistada golaha wasiirada ee cusub oo ay ka buuxaan wasiiro hore...
Madaxweynaha Turkiga Dayib Erduqaan oo ka hadlaayay dagaalka Asarbajaan iyo Armiiniya ayaa ku eedeeyay Maraylanka, Ruushka iyo Faransiiska inay hubeynayaan...
Waxa shalay magaalada Muqdisho la waayay gabadh lagu magacaabo Hibo Maxamed Xasan, waxana laga baqaayay in la afduubey, hadda wararkii...
Waxa galabta magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanadii qaranka Saynab Xaaji Cali Baxsan oo mudooyinkii u dambeeyay ku xanuusanaysay magaalada. Ehelada...
Safiirka cusub ee Somaliya u fadhin doona dalkaasi Kanada ayaa soo dhaweyn loogu sameeyay caasimada Toronto. Danjire Xasan Daahir Dhimbiil...
Ciidanka xooga dalka ee Asarbajaan ayaa dib u xoreeyay degmada Fusuli iyo 7 tuulo oo u dhow dhulka buuraleyda ee...
Ayadoo xalay ay soo baxeen warar sheegaya in Turkigu tijaabiyay gantaalaha S-400 ee uu ka soo iibsaday Ruushka sanadkii hore,...
Maxkamad ku taal magaalada Hargeysa ayaa xukun ku ridey 7 dhalinyaro oo kufsaday sida la sheegay gabadh ku jirtey xarun...
Faarax Cabdi Caagane ayaa waxa gacantiisa ku baxdey isla hooyadii dhashay. Dilka gacan ku dhiiglahan ayaa aad looga argagaxay markii...
Waxa maanta aan shaqayn khadka internet-ka ee meelo badan oo ka mida Koofurta dalka sababo la garan waayay. Shirkadaha adeegan...
Masuuliyiinta Sucuudiga u qaabilsan arimaha xajka iyo cumrada ayaa sheegay inay kordhiyeen tirada imaan karta wejiga labaad oo ay gaarsiiyeen...
Raiisal wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen ayaa dib u furey wasaarada beeraha oo uu ka tagey burburkii maantana uu nasiib u...
Xisbiga Wadani ayaa qarxiyay in horjooge Muuse Biixi ka buuxiyay jagada xisbiga Kulmiye jufadiisa hoose si codad dheeraada uu ku...
Kadib dilkii foosha xumaa ee Burco loogu gaystey hooyo Ugbaad ayaa dalad ka mida daladaha Awdal ay dalbadeen in gacan...
Maanta oo kale 3 sano kahor waxay ahayd maalin madow oo aad u murugo badan kadib markii hiigmiiratada shabaab ay...
Maamulka Somalilaan oo isticmaalaya cadaalada gaalada ayaa weli daawanaysa nin isagu cadaystey dilka iyo kufsiga hooyo sadex caruura lahayd. Ninkan...
Madaxweynaha Maraykanka xagjir Taram oo aad loga argagaxay cuqdada uu kala dhex dhigay dadka dalkiisa kuwada nool iyo fikradaha xagjirka...
Marwa Maryan Cabdi Biixi oo ah marwada raiisal wasaarihii hore ee Soomaaliya CalI Khaliif Galaydh ayaa xaqiijisay xanuunka uu u...
Ciidanka xooga dalka ee Aserbajaan oo hilfaha u qaaday ciidanka Armiiniya ayaa dib u xoreeyay magaalada Xadruud ee u dhow...
Dhawaan ayaa Muuse Biixi tagey magaalada Boorama isagoo kiish lacaga wada. Wuxuu u hoyday magaalada halkaas oo wakiilkiisa u balamiyay...
Raiisal wasaaraha cusub ee dalka Somaliya ayaa sheegay inuu ka mid ahaa dadka ku dhiban wadooyinka amniga u xiran ee...
Ugu yaraan 21 ka tirsdan askarta Yuhuuda ayaa ku dhaawacmey kadib markii ay qoriga iskula baxeen safka cuntada. Askartan oo...