November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Prof Axmed Samatar oo hadda ay kaga dhegtay ictiraaf la siiyo maamulka Siilaanyo: ARAG

Prof Axmed Samatar ayay ku hadhay in uu ka hadlo sida loo aqoonsan lahaa maamulkaSiilaanyo ee  Hargeysa,,qudbad dheer oo ku saabsan arintaanaayuu ka jeediyay goob xaflad ah. Axmed Samatar ayaa leh maamulka Hargeysa ma hayaan wadadii ictiraafka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM