Camuud 05 Jan 2015–Prof Axmed Samatar ayaa hadda goob kasta oo uu ka hadlayo laga codsadaa inuu u qaado heesaha uu aad ugu fiican yahay maadaama xagii siyaasada aad looga niyadjabey markii uu si toosa isugu dhiibey mowqifyada gooni goosadka. Prof Axmed Samatar ayaa dhegeystayaasha jaamacada Camuud qac uga siiyay heestii Maxamed Saleebaan ee sanadka cusub.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)
Wiil ehlu salaada iyo gabadh qurxoon oo dhexda ku sugi jirtay
Tiirarka salaada ee hadaanad iska hubin ayna salaadaadu jirin