18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Prof Axmed Samatar oo ka naxay sida Jabuuti u xaalufisay gobolka Awdal: waa dagaal toosa

Prof Axmed Samatar ayaa ka naxay sida Jabuuti u xaalufisay gobolka Awdal wuxuuna yiri waa dagaal caadiya oo gobolkan lagula jiro. Wuxuu is waydiiyay cida xukunta gobolka xageyse jiraan marka sidan loo galay deegaanka.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS