Prof Axmed Samatar oo ku andacoonaya in xisbiga Kulmiye laba beelood leeyihiin
Prof Axmed Samatar ayaa ku andacoonaya in xisbiga Kulmiye laba beelood leeyihiin. Prof Axmed ayaa saaxada siyaasada ka dhacay ayadoo dad badan leeyihiin waxa u fiican in uu ku ekaado waxbarashada.