04/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Prof Axmed Samatar oo ku andacoonaya in xisbiga Kulmiye laba beelood leeyihiin

Prof Axmed Samatar ayaa ku andacoonaya in xisbiga Kulmiye laba beelood leeyihiin. Prof Axmed ayaa saaxada siyaasada ka dhacay ayadoo dad badan leeyihiin waxa u fiican in uu ku ekaado waxbarashada.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS