19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Prof Cabdi Samatar oo ka naxay sida Muuse Biixi jeelka ugu gurayo cidii hadashaba

Prof Cabdi Samatar ayaa ka naxay sida Muuse Biixi jeelka ugu gurayo cidii hadashaba. Muuse Biixi aya Niciima Qorane gosha u geliyay 3 sanno oo xadhiga waxana lagu qasbey inuu xiro Buurmadow.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Uef6Z3NZQOg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS