23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Prof Cali Khaliif oo ka yaabay horgalo aan soo mari karin dhulka Khaatumo oo soo wareega

Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay horgalo Khaatumo ka soo horjeeda oo aan soo dhexmari Karin dhulka Khaatumo oo Buuhoodle gadaal ka soo mara. Prof Cali Khaliif ayaa eeda dusha uga tuurey horgalo laba wajiileyaal ah oo cadowga soo raacaya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS