X

Prof Galaydh oo Daarood iyo Hawiye (Habargidir) fariin u direy: lama tartami kartaan Xasan Sheekh oo Abgaala (Hawiye)

Isagoo ku sugan Buuhoodle ayuu Cali khaliif sheegay in kaliya beesha Abgaal oo kamid ah beelaha Hawiye ay ku guuleysan doonto madaxweynaha Soomaaliya gaar ahaan Xasan Sh Maxamuud.

” Xasan Sh lalama tartami karo, abgaal lalama tartami karo, nin dhulmahante ah ma tartami karo ama nin Daarood ahna ma tartami karo, xataa Habar-gidir lama tartami karto”ayuu yiri Cali Khaliif.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.